HomeMuuqaalladaDaawo - Qoys Brazilian ah oo hal mar ku Islaamay Qadar!

Daawo – Qoys Brazilian ah oo hal mar ku Islaamay Qadar!

MUQDISHO (HN) — Qoys dhan oo u dhashay dalka Brazil ayaa mar qura qaatay diinta Islaamka xilli uu socdo koobka adduunka gudaha dalka Qadar.

Qoyska ayaa ka kooban saddex gabdhood, wiil iyo labadooda waalid. Waxaana lagu soo warramaya in shahaadada ama kalmadda Tawxiidka loogu qabtay gudaha Masjidka Katara. Waxaana la arkayaa iyaga oo aad ugu faraxsan islaamnimadooda. Sheekh Hayyan Al-Yafei ayaa u qabtay kalmadda Tawxiidka.

https://youtu.be/rKR2cYgiKjs
Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments