MUQDISHO (HN) — Wedka lama huraayo. Laakiin dhimashada qofka Muslimka ah, sida insaanka kale, waa u tiiraanyo iyo xanuun qoyskiisa. Hayeeshe, marba haddii ay tahay safar aan la hureyn, waa muhiim in la barto sida loogu diyaargaroobo. Meyridda iyo dhaqidda qofka Muslimka ahina waa midda ugu muhiimsan. Sidaas darteed, ayay hey’adda Ilford charity ugu qabatay dhowr haween Muslimaad ah sida ...
Read More »Monthly Archives: June 2022
Aabbe – isaga oo oofinaya balanta Gabadhiisa – Ceel iyo Masjid u dhisay Muslimiin sabool ah.
MUQDISHO (HN) — Maryam waxay jirtay 7 sanno markii ay u geeriyootay Kansar uga dhacay minka sannadkii 2017. Kahor dhimashadeeda, Maryam ayaa aabaheed Sahgir Ahmed, oo ku nool Birmingham warsatay inuu u baxo Afrika si uu danyarta u caawiyo. “Laba toddobaad kahor dhimashadeeda, waxay ii sheegtay inay dooneyso inay Afrika aado oo ay kasoo dhisto ceelal biyood ay ku harraad-baxaan ...
Read More »Shirweynaha Deegaanka Muqdisho – Mogadishu Environmental Summit – oo lagu soo gabagabeeyey caasimadda.
MUQDISHO (HN) — Shirweyne u muuqda inuu kusoo aadayo waqtigii loogu baahida badnaa oo looga hadlayo deegaanka iyo dhirta ayaa maanta ka qabsoomay magaalada Muqdisho. Shirka oo isugu jiray aragti wadaag iyo bandhigga agabyo iyo wax soo saarka gudaha dalka u badan oo ilaalinta deegaan caawinaya waxaa iska kaashaday Jaamacadda Muqdisho, Action4Evironment iyo Somali Centre. Muuqaal kooban oo ka hadlaya ...
Read More »Daawo – 70 jirkii 13 ilbiriqsi ku orday 100 mitir.
MUQDISHO (HN) — Tartanka Orodadu malahan da’ u gaar ah. Haddii aad caafimaad qabtid oo jir ahaanna aad u diyaarsan tahay inaad orodo, waad ka qeybgali kartaa. Waana sheekada 70 jirka soo aadan oo 100 mitir ku orday muddo ka yar 15 ilbiriqsi midda tusaale nool kuu ah. Halkan hoose haddaba ka daawo.
Read More »Daawo – Geedaha Afar-geesoodka ah.
MUQDISHO (HN) — Geedaha waxaa aalaaba lagu gartaa summado lagu baadisooco oo ah muuqooda dhererka iyo midabkooda cagaaran. Laakiin, halka geedaha oo dhami ay si dhuuban u baxaan, waxaa jira geedo dhif ah oo afartooda dhinac iskala eg oo ku yaalla dalka Panama. Halkan hoose haddaba ka daawo.
Read More »Geedaha afarta geesoodka ah ee ku yaalla Dooxada Panama + Sawiro.
MUQDISHO (HN) — Kanaal Zone ee Panama waxaa in door ah marka laga soo tago ku taal dooxada geedaha afar-geesoodka ah ama Valley of Square Trees, waana bar dalxiiseed ay dalxiisayaashu soo tiigsadaan. Waxaa la rumeysan yahay inay ka dhasheen qarxisadii ama folkaanadii El Valle de Anton. Cilmi-baarayaasha iyo dalxiisayaasha waxay u ahayd goob ay soo abaaraan gu’yaal badan. Ruugcadaa ...
Read More »Xariif Xiriir guur usoo bandhigtay Gabar joogtay Tacsida Aabaheed.
MUQDISHO (HN) — Nin Koofur Afrikan ah ayaa muuqaal saameyn ka dhaliyay baraha bulshada ka dhex abuuray goob tacsi ka jirtay kaddib markii uu xiriir guur ugu soo bandhigtay aabaha dhintay gabadhiisa. Markii ay timaado isku soo bandhigashada xiriirka guurka, goob iyo goor ku habboon waxaa waxa laga fikiro. Mana ku jirto intaas meel tacsi taalo. Laakiin taasi kama horjoogsan ...
Read More »Barnaamij Dhaqaatiirta oo kaliya ay ‘isku shukaansadaan’ oo lasoo saaray!
MUQDISHO (HN) — Medico Life Partner waa barkulan ay isku shukaansadaan dhaqaatiir – hablo iyo inamo – isugu jirta halkaas oo dad badan ay ku eedeeyeen inuu dhiirrigelinayo isku-gaar noqoshada. Haddii aadan horay uma maqal meel si gaar ah la isugu ururiyay dadka isku xirfadlayaasha ah oo lab iyo dhedig isugu jira? Medico Life Partner waa barnaamij isku jaada ama ...
Read More »“Jaceylkaygii hore ayaa i afduubtay oo shaabaddan ‘magaciisa’ ah igu dhigtay” – Tayane
MUQDISHO (HN) — Gabadha aad u jeedaan waxaa afduubay kadibna shaabadda dhabankeeda ku qoran ku sameeyey nin ay isjeclaan jireen balse ay kala tageen. Falkanina wuxuu ugu sameeyey aargudasho ah sababtii ay xiriirka u nacday. Tayane Caldas, waa 18 jir ku nool dalka Brazil – iyada oo u socta iskuulkeeda waxaa jidka ka helay saaxiibkeedii hore Gabriel Coelho, kaas oo si ...
Read More »Ninka ku xaragooda dahab gaaraya 15 kilogaram +Sawiro.
MUQDISHO (HN) — Maalin walba dahab culeyskiisu gaarayo shan iyo toban kiilo isaga oo xaragoonaya ayuu dhex maraa magaalada Ho Chi Minh City. Waana ganacsade leh xarun cunnooyin fudud iibisa. Đỗ Ngọc Thuận, oo 34 jir wuxuu inta uu xusuusan yahayba jeclaa ku xaragoodka dahabka. Markii uu gaaray awooddii uu ku iibsan lahaana kama labalabeynin. Waxaase cajiib leh inuu durba ...
Read More »