crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> March | 2022 | HimiloNetwork | Page 2

Monthly Archives: March 2022

Islaamka iyo Ruushka – Iftiimin.

MUQDISHO (HN) — Kasoo bilow qabsashadii Carabta; tii Tataarka iyo duullaankii bartamaha Aasiya, Islaamka wuxuu hadiyo jeer qeyb muhiim ah ka ahaa geeddi-socodka taariikhda dalweynaha Ruushka. Halka tiradooda lagu tilmaamo mid kamid ah tira-yarta ugu badan ee Yurub ku nool, 90% Muslimiinta Raashiya waa Sunni. Wax ka yar 2 milyan ama 10% ayaa Shiico ah. Qowmiyado kala duwan oo Raashanku ...

Read More »

Laacibka Arsenal oo qaatay Diinta Islaamka.

MUQDISHO (HN) — Laacibka Arsenal, Thomas Partey ayaa qaatay diinta Islaamka – isaga oo ku biiraya diiwaanka dadka caanka ah ee kamid noqday bulshada Muslimka. Go’aankiisa qaadashada waxaa lagu soo daabacay barta Facebook isaga oo sheikh kala soo muuqanaya video xilli uu gacanta ku heysto kutubka Qur’anka. Sidoo kale wuxuu bartiisa ku shaaciyay go’aanka. Thomas Party wuxuu qaatay Islaamka, Barakallah, ...

Read More »

Nolosha Macalimadda Aragga la’.

MUQDISHO (HN) — Aan waa macalimad iyo hooyo qurux badan. Laakiin aan helin nimcadii aragga. Mana ahan kaligeed. Waxaa tabteeda oo kale ah inanteeda oo aan wax arki Karin. Uma noola sida indhoolayaal badan oo u baahan in hadiyo jeer la hago ama la gacan qabto. Sida kuwa caadiga ah ayay wax walba qabsan kartaa. Waxay soo dersataa biyaha ka ...

Read More »

Masjidka Cambridge oo gargaar la gaaraya ‘kuwa nugul’.

MUQDISHO (HN) — Dhaqan-gelinta aayadaha deeqsinimada iyo wax-bixinta ku booriya Muslimiinta, Muslimiinta Britain waa safka hore marka ay timaado yabooha iyo kaalmada dadka danyarta ah oo ay la nool yihiin. Si xilliga qaboobaha looga gaashaamo, Masjidka Bartamaha Cambridge ayaa ku deeqay 8.8 tan oo cunnooyin ah toddobaadkan. Helidda iskaashiga hey’adda Islamic Relief UK, Masjidka ayaa qeybiyay tiro ballaaran oo nuucyada ...

Read More »

Muslimiinta Sheffield oo doonaya in loo helo ‘xabaalo dheeraad ah.

MUQDISHO (HN) — Tirada Muslimiinta ku nool Sheffield ayaa sare-u-kacday gu’yaalihii lasoo dhaafay oo ay ku jiraan qaar badan oo qaadanaya diinta Islaamka. Madaama ay jirto cabsi xagga yaraanshiyaha kax ku filan in xabaalo ahaan loo adeegsado, Muslimiinta Sheffield ayaa qalinka saaraya afti ay ku doonayaan in loo helo meel ay ku aastaan marxuumadooda. Ibrar Hussain, oo ah xubin hore oo ...

Read More »

Muslimiinta Buffalo oo doonaya in loo ‘aqoonsado’ fasaxa Ciidaha.

MUQDISHO (HN) — 500 oo arday ah oo dhigta iskuulka Buffalo Public mahelin maalmo fasax ah oo ay ugu dabaal-degaan labada Ciidood ee Muslimiinta. Tiiyoo Muslim ballaaran ay ku nool yihiin magaalada Buffalo, aalaaba lama siin jirin tix-gelin goonni ah waxaana ay gaarkooda ugu damaashaadi jireen saacado kooban oo kamid ah xilliyada wax-barashada ama waxa ay ku qasbanaan jireen inay ...

Read More »

Haweenka Booliska Nigeria oo xiranaya Xijaabka.

MUQDISHO (HN) — Gu’yaalihii ina dhaafay, xijaabka ayaa kamid noqonayay dharka ciidamada booliska meelo badan oo caalamka kamid ah. Ku dayashada tallaabooyinkaas muhiimka, taliyaha booliska Nigeria, Usman Alkali Baba ayaa meelmariyay idan gabadha Muslimadda Booliska ah u oggolaanaya inay xijaabkeeda ku shaqeyso amaba ay la xiran karto dharka booliska. Tallaabadan waxaa aad usoo dhaweeyey Muslimiinta Nigeria oo ay kamid yihiin ...

Read More »

Cayaaryahanka Seedorf oo qaatay Diinta Islaamka.

MUQDISHO (HN) — Clarence Seedorf, oo ah laacibkii hore ee AC Milan iyo xulka qaranka Holland ayaa qaatay diinta Islaamka. Wuxuu maalin Jimce ah go’aankiisa kusoo bandhigay bartiisa instagram-ka. 45-jirkan ayaa bogaadin iyo hambalyaba siiyay cid walba oo qeyb ka ahayd sababtiisa islaamidda iyo tallaabtiisa uu kaga mid noqday bulshada Muslimka ah. Seedorf, oo loo arko mid kamid ah laacibyadii ...

Read More »

La kulan – Ardayga UGU Da’da WEYN Afrika.

MUQDISHO (HN) — Gudaha fasal ku yaalla gobalka Rift Valley, arday ayaa jaallayashiisa la fasalka ah la qaadanaya xiisad. waxay xiran tahay dharka iskuulka. Si kastaba, hal farqi ayaa jira. Priscilla Sitienei waxay ka weyn tahay 80 sano ardayda ay la fadhiso. Bishii February ayay xirtay da’da 99. Ku laabashada iskuulka ayay ku sheegtay inay uga golleedahay tusaale nool inay ...

Read More »

Sheekada QOYSKA la nool Cudurka Dwarfism-ka.

MUQDISHO (HN) — Haba kuula muuqdaan da’yar isku fac ah; laakiin kuwani ma ahan saaxiibo iyo mataano toona. Waa xubnaha hal qoys oo ku wada dhashay xanuunka Dawaafisim-ka. Laga bilaabo aabbaha ilaa yaraanka reerka, waa isku jog xagga dhererka. waana waxa ay ka dhigan tahay in loogu yeero faragaab. Joog-yaraanta kasokow waa kuwa ku caafimaad qaba xaaladda ay ku dhasheen. ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!