crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> May | 2019 | HimiloNetwork | Page 2

Monthly Archives: May 2019

Xasuuqii Shinnida oo ka dhacay Maraykanka.

Washington (HN) — Booliska ayaa doonaya inay ogaadaan ruuxii ka danbeeyey gubitaanka kolonyo shinni ah gudaha koofurta Houston. Mid kamid ah dadka shinnida dhaqda ayaa arrintan ku tilmaamay musiibo foolxun. “Waxaan kor taagannahay ku dhawaad 500,000-600,000 oo shinni ah kuwaas oo laga cirib-tiray arlada,” Steve Breckman, oo iibiya malabka shinnida ayaa u sheegay CNN-ka. “In dunida maanta sidan loo dabar-jaro ...

Read More »

Sababta Hindiya ay u dooneyso inay xirto Daaciga Zaki Naik.

MUMBAI (HN) — Waxaa bartiisa facebook ku tixan dad gaaraya 16 milyan; twitter-kiisa 150,000, wuxuuna jeediyay ku dhawaad 4,000 oo muxaadarooyin ah kuna saabsan diinta Islaamka dunida oo dhan. Hayeeshe, Zaki Abdulkarem Naik, oo ah daaci iyo seynisyahan Muslim Hindiyan ah, waxaa hadda ku raad-joogta oo dooneysa dowladda Hindiya. Taniyo markii Xisbiga BJP Party oo uu hoggaamiyo Narendra Modi uu ...

Read More »

Erdogan oo xariga ka jaray Masjidka ugu weyn dalka Turkiga.

Istanbul (HN) — Masjidka Camlica oo loo dhisay qaab-dhismeedkii farshaxan ee Cismaaniyiinta – kaas oo halkii mar qaadi kara tiro gaaraysa 63,000 oo Muslimiin ah – ayaa laga furay magaalada Istanbul. Madaxweynaha Turkiga, Rajab Dayyib Erdogan ayaa maalintii Jimcaha albaabada u furay. Dhismaha Masjidkan ayaa soo socday taniyo sannadkii 2013-ka, waxaana uu ka weynaaday Masjidka Sabanci kaas oo mar qura ...

Read More »

Filim-sameeye Malaysian ah oo qaatay diinta Islaamka.

Kuala Lampur (HN) — Michael Ang, oo ah filim-sameeye caan ah oo u dhashay dalka Malaysia ayaa shaaciyay inuu qaatay diinta Islaamka sannad kahor – isaga oo tilmaamay inuusan rabin dadku inay ku wareeraan marka ay arkaan isaga oo sii galaya Masaajidda si uu ugu dhex cibaadeysto. “Allaa mahad leh, waxaan ahay qof Muslim ah muddo la joogo sannad, waxaana ...

Read More »

Muslimiinta Ghana oo helay Tarjumada Qur’anka Kariimka oo afkooda ku qoran.

Accra (HN) — Qeyb kamid ah baahinta fahamka diinta Islaamka ee buslahada Muslimiinta Ghana, tarjumadii ugu horreysay Qur’anka oo ku qoran afka Akan ee lagaga hadlo gudaha dalka Ghana ayaa lasoo saaray, sida laga soo xigtay Prime News Ghana. Luqadda Akan ayaa ah midda ugu weyn ee looga hadlo Galbeedka Afrika. “Safarkaygii xiisaha lahaa oo aan Qur’anka ku tarjumay afka ...

Read More »

Bisha Ramadaan oo Isniinta ku beegan.

MUQDISHO (HN) — Malaayiin Muslimiin ah ayaa u dabaal-degaya soo dhaweynta Bisha Barakaysan ee Ramadaan oo la filayo inay dhalato 6 bisha May oo ku beegan Isniinta beritto ah. “Dadaalkii aan shalay oo dhan soo wadnay wuxuu caddeeyey in maalinta Isniinta ah mooyee maalin kale uusan ku beegmi doonin dhalashada Ramadaanka,” ayaa lagu qoray war-qoraal ah oo ay soo saartay ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!