MUQDISHO (HN) — Gu’yaal badan, dalkani fursad u saamaxda in dadkiisu ay wax aqriyaan waxay aheyd mid aan fududeyn. Balse sannadihii danbe oo xasiloonida iyo kala danbeyntu kusoo noqotay heer lagu noolaan karo, waxay fursad u noqotay jiilkii kusoo qaangaaray burburkii dalka inay wax aqriyaan. Haddaba, wariye Maxamed Qadar Abdi ayaa warbixinta soo aadan ku eegaya sirta ku jirta jaceylka ...
Read More »Monthly Archives: April 2019
Masjid Minaarad leh oo laga dhisayo Koofurta dalka Croatia.
Zagreb (HN) — Riyada ah yeelashada Masjidkii ugu horreeyey oo leh minaarad in laga dhiso magaalada Dubrovnik ee dalka Croatia ayaa u muuqata mid muddo laba sano gudaheed ah ku rumoobi doonta, sida laga soo xigtay Total Croatia News. Fehim Vukotic oo ah madaxa bulshada Muslimka ah ayaa yiri: “Mashruuca dhismahani wuxu u muuqda mid hir-galaya. Wax badan ma qaadanayso ...
Read More »Muqdisho – Magaalo Kobaca Ilbaxnimada Aqriska uu kusii xoogeysanayo.
MUQDISHO (HN) — Mid kamid ah goobaha ay aqristayaashu usoo raadsadaan buugaagta waa halka aan ku suganahay oo ay idin kaga muuqdaan dhowr nuucyo dhiganayaal kala duwan ah oo isugu jira suugaanta, seyniska, cilmiga bulshada iyo hal-abuurka. Balse dhowr sannadood kahor, goobtani sida kuwa la eyniga ahba uma laheyn mudnaanta kuwa ugu danbeyntii go’aansaday inay qeyb kamid ah dhaqankooda ka ...
Read More »Qisada Waaya’aragii Nololeed ee Qoraa Marxuum Abdullahi Sheegow.
MUQDISHO (HN) — Markii iigu horreysay oo aan la kulmay Sheegow, uma aynan wada hadlin sida laba qof oo isku cusub. Wuxuu ahaa shaqsi dabcigiisa nololeed ku muujin kara tayada aqoontiisa. Dadku marka ay ku hadlaan garaadkooda, isaga waxaa usii dheereyd waaya’aragnimo. Kalsoonidu waxay aheyd mid la fadhida kob kasta oo uu tago. Wuxuu dhab ahaan u muuqday – ahaana ...
Read More »La kulan – luga-laawihii beeray 17,000 oo geedo ah.
MUQDISHO (HN) — Ma Sanxiao, oo ah 70 jir lugey howl-gab hore oo ciidamada Shiinaha katirsan ah, kuna nool Jingjxing, waqooyiga Shiinaha, wuxuu 19-kii sanno ee lasoo dhaafay noloshii ku soo qaatay dhir-beerista – isaga oo ku guuleystay inuu sameeyo keyn yar oo xaafaddiisa ku dhagan. Ma waxaa laga helay in dhiigiisu sumeysan yahay sannadkii 1974-kii isaga oo katirsan ciidamada ...
Read More »Sidee Muslimiintu kaga qeyb-qaateen Samata-bixinta Xasuuqii ka dhacay Rwanda?!
Kigali (HN) — 25 sanno kaddib Xasuuqii Rwanda wuxuu ifinayaa xaqiiqooyin aan lasoo hadal-qaadin in badan – doorkii Muslimiintu ku lahaayeen badbaadinta dadkii lagu gumaadayay Xasuuqa ayaana kamid ah. Kumanaan ka baqa-cararay Xasuuqa oo soo magansaday gudaha Masaajiddii Rwanda si ay ugu nabad-galaan, wuxuu ahaa waqti ay diinta Islaamka ku qaataan. “Xasuuqa kahor, waxaan ahaa Katoolig,” Matabaro Suleyman, ayaa u ...
Read More »Muslimiinta Jaziiradda Fiji oo furanaya Masjidkoodii ugu weynaa abid.
MUQDISHO (HN) — Dhul-u-ekaha dhaca Waqooyi-bari New Zealand, Muslimiinta ku nool Fiji ayaa u dabaal-degaya furitaanka Masjidka ugu weyn caasimadda labaad ee Jaziiradda Fiji ee Lautoka. Nasir Khan, oo xubin ka ah guddiga Masjidka ayaa furitaankiisa ku tilmaamay mid isku keenaya da’da jiilashada Muslimiinta si ay ugu wada cibaadaystaan. Masjidka oo dhinac ku haya xeebta Sewani ayaa mar qura waxaa ...
Read More »Sahan: Muslimiinta waa Dadka ugu badan ee heysta Qanaacada Nolosha.
MUQDISHO (HN) — Muslimiintu waxay yihiin dadka ugu qanacsanaanta badan nolosha, waayo waxay la nool yihiin kelinimada Eebbe marka lala barbardhigo diimaha kale, daraasad cusub oo lasoo saaray ayaa daaha ka rogtay, sida laga soo xigtay Daily Mail. “Daraasaddu waxay ifinaysaa xiriir weyn oo ka dhaxeeya rumeynta kelinnimada Eebe iyo qanaacada nolosha,” ayuu yiri Dr. Laura Marie Edinger-Schons, oo ah ...
Read More »Bosnia oo dib u furaysa Masjidka Taariikhiga ah ee Sulejmanija.
Sarajevo (HN) — Bosnia ayaa albaabada u furtay Masjidka taariikhiga ah Sulejmanija oo ku yaalla Travnik, sida ay soo werisay Sarajevo Times. “Mar kale furitaanka Masjidka Sulejmanija waxaa ka marqaati kacay dadweynaha iyo culimada reer Bosnia oo dhan,” ayuu yiri weriye katirsan Anadolu Agency. Dhismaha Masjidka taariikhiga ah ayaa kamid ah kuwa aad loogu heelanaa dib-u-qaabeyntiisa. Qaab-dhismeedka quruxda badan iyo ...
Read More »Wiilkii – si uu u guursado Muslimad uu jeclaaday awgeed – diinta ugu soo biiray.
MUQDISHO (HN) — Markii Bogart Lamprey uu labadiisa waalid u sheegay inuu qaatay Islaamka, runtii aad ulama dhicin go’aankiisa. “Waxay moodayeen inaan ku biirayo ISIS ama al-Qaacida,” ayuu yiri. “Mana faraxsaneyn.”Balse in kasta oo waalidkiisu ka laba-labeeyeen go’aankiisa, sababta ka danbeysa Islaamnimadiisa, waa sheeko cajiib leh. Wuxuu jaceyl xad-dhaaf ah u qaaday Noora al-Maturi oo ah Muslimad Ciraaq kasoo jeeda, ...
Read More »