MUQDISHO (HN) — Gu’yaal badan, dalkani fursad u saamaxda in dadkiisu ay wax aqriyaan waxay aheyd mid aan fududeyn. Balse sannadihii danbe oo xasiloonida iyo kala danbeyntu kusoo noqotay heer lagu noolaan karo, waxay fursad u noqotay jiilkii kusoo qaangaaray burburkii dalka inay wax aqriyaan.
Haddaba, wariye Maxamed Qadar Abdi ayaa warbixinta soo aadan ku eegaya sirta ku jirta jaceylka loo qaaday aqriska.