Muqdisho (Himilonews) – Bahal ku qoys ah Yeyda ama Uuleyda oo dadka la dhaqma. Wuxuu galaa adeegsi oo, iyada oo laga eegayo sifooyinkiisa garasho iyo wax urisnimo, dunida horumartay waxay u adeegsadaan baaritaannada. Waxa sharciga ka noqday dunida qaar waa in tusaale ahaan gobal kamid ah Maraykanka saraakiisha booliska loo ogol yahay inay qaniini karaan Ey qeylinaya si ay u ...
Read More »Monthly Archives: December 2016
Wax kabaro Jiirka ama Doolliga
Muqdisho (Himilonews) – Bahal yar oo kamid ah dhirxagatada oo leh dhego waaweyn iyo dabo dheer; Doolli. Waxay badi ku dhaqmaan saqafyada aqallada, godadka iyo hareeraha jikooyinka. Culeyskoodu waa culaab dhan 19 garaam. Cimri dhererkoodu wuxuu gaaraa laba sano. Sidkooda waxaa loo shintiriyaa 20-maalmood. Dhedigta Jiirka waxay ku uureysan kartaa da’da laba bilood. Waxyar kadib 48-saac gudahood kadib dhalmadooda, waxay ...
Read More »Qaraar lagu dalbanayo awood-buuxda siinta Erdogan oo loo gudbiyay barlamaanka Turkiga
Ankara (Himilonews) – Xisbiga talada haya ee Turkiga ayaa sabtidii barlamaanka dalkaasi u gudbiyay qaraar lagu codsanayo in lagu kordhiyo awoodda madaxweynanimo ee Erdogan, tallaab kuwa kasoo horjeedaa u arkaan inay dalka ku maamuleyso kali-talisnimo. Wax kabadlista dastuurka dalkaas ee uu Erdogan sameeyey taniyo markii uu noqday madaxweyne 2014-kii, waxay ka dhigi kartaa hadday ansaxdo inuu lamid noqdo sida awoodaha ...
Read More »Inta fiican ayaa ka badan inta xun – aqriso sababta!
Riyad (Himilonews) – Nin sabool ah oo kamid ah dadka nadaafadda ka shaqeeya gudaha caasiamdda Riyad ayaa ogaaday in dadku kula maadeysanayaan deymo uu deymooday dahab ku jiray muraayado xilli uu xaaqayay wado kamid ah jidadka magaalada madaxda Sucuudiga. Qof ayaa qaaday sawirka ninkan 65-jirka ah oo lagu magacaabo Nazar al-Islam Abdul Karim oo fiirinaya dahab ku jira xarunta kaabiga ku ...
Read More »Wax kabaro Bisadda
Muqdisho (Himilonews) – Naflay yar oo dhogor jilicsan oo hebed ah oo dadka la dhaqanta; Dinnad, Mukulaal, Yaanyuur, Waxaa jira in ka badan 500 oo malyuun oo Mukulaalo ah oo rabaayado ah. Waxaana jira ku dhawaad 40 unug-dhamays oo Yaanyuurro ah dunida dacalladeeda- Waxayna Bani’aadmiga la dhaqmeen ku dhawaad 10,000 oo sano. Waxay 24-kii saacba seexan karaan ku dhawaad 13-14 ...
Read More »Wax kabaro Idaha
Muqdisho (Himilonews) – Iduhu waa labada fir ee Arigu u qeybsamo marka laga soot ago Riyaha; waxay leeyihiin dhogor badan; harag idiin laga dhigo iyo caano; waana cala-naqsataa. Labka waxaa la yiraahdaa Wan; halka dhedigtana lagu magacaabo Lax. Dhasha yaryarka ah ee Idaha waxaa lagu magacaabaa Neylo ama Baraar. Neefka dhedig ee Idaha ah oo aan wali curan waxaa la ...
Read More »Wax kabaro Ari-cadka
Muqdisho (Himilonews) – Ari-cadku waa xoolaha mid la bah ah Idaha. Labkiisa waxaa la yiraahdaa Orgi; halka tiisa dhedigta ahna lagu magacaabo Ri. Dhedigta aan geesaha lahayn ee Ari-cadka waxaa la yiraahdaa Seenyo ama Garoon. Dhasha Ari-cadka waxaa lagu magacaabaa Waxaro. Halka lagu xereeyo Waxaraha waxaa la yiraahdaa Edeg. Cimrigeedu wuxuu gaaraa inta u dhaxeysa 15 ilaa 18 sanadood. Waxay ...
Read More »Wax kabaro Lo’da
Muqdisho (Himilonews) – Xoolaha dadku dhaqdo jaadadkiisa jaadka ugu waxtarka badan mid kamid ah oo cala-naqsata; waxay leedahay calool afar qeybood ah, geeso dhexda ka daloola iyo qoobab; qaarkeed tuur ayay leedahay; waxtarkeeda waxaa kamid ah; hilib, harag, caano, subag, waxyaabo la isku daweeyo iyo waxyaalo kale oo badan; geeso, lafo, mergiyo, sayn, uus iwm oo mid kasta waxtar gaar ahi ...
Read More »Wax kabaro Geela
Muqdisho (Himilonews) – Xoolaha la dhaqdo kan ugu laxaadka weyn; wuxuu leeyahay sur aad u dheer, kurus ama laba kurus, addimo dheerdheer iyo cago balbalaaran; wuxuu muddo ka qadi karaa biyaha; waxtarkiisa kalana lama soo koobi karo; waa la rartaa, waa la fuulaa; waa la maalaa; hilib, subag, xuuko, harag laga sameysto lammooyin, kabo, abxado, kolayo, xarko, dhogor laga dhigto ...
Read More »Wax ka baro Baqasha
Muqdisho (Himilonews) – Baqashu waa jaad Gamaanka kamid ah oo ku yimaada is boodka iyo kudaalka labada xubnood ee ugu weyn qoyska reer Gamaan oo ah Dameeraha iyo Fardaha. Inta badan labka Dameer ayaa booda Geenyada – ama Faraska ayaa booda dhedigta Dameerka. Iyada oo laga eegayo kasoo dhex-baxa labada unug ee faras-dameerka, Baqashu waxay sifooyin isku filan ka dhaxashaa ...
Read More »