NEW YORK, NY - JANUARY 26: Interfaith allies make a circle around Muslim's praying in Washington Square Park in Washington Square Park in New York on Jan. 26, 2018. New York Immigration Coalition put on the "Jummah Prayer: NoBanJFK, 1 Year Later" event. (Photo by Damon Dahlen/HuffPost) *** Local Caption ***
Ururrada Diimaha Maraykanka oo sanad kadib mamnuucistii Trump isugu soo baxay inay naqdiyaan.
Posted by: Zakariya
in Dunida Muslimka
January 28, 2018
431 Views
Muqdisho (Himilonetwork) – Dibadbax taageero muujin ah oo ay iskugu soo baxeen ururrada diimaha kala duwan ee Maraykanka oo lagu asteynayay sanad kadib baaqii Madaxweyne Trump uu Muslimiinta kaga mamnuucay inay soo galaan Maraykanka ayaa ka dhacay magaalada New York.
“Waa farriin xoogan iyo tallaab muhiim ah,” ayay tiri Rev Dr Chloe Breyer, oo hoggaan u ah Naadiga Interfaith. “Waana mid muujinaysa waxa qofka Maraykanka ahi sameeyo.”
Breyer ayaa intaas ku dartay in Muslimiinta ay isku xeyn-daabeen xilliga ay ku tukanayeen fagaaraha Salaadda Jimcaha oo ah markii uu isku soo baxa la joogay.
Tani ayaa imaanaysa sannad kadib markii Trump uu ki kooban u mamnuucay 7 dal oo Muslimiin ah inay muwaadiniintoodu soo geli karaan Maraykanka.
Related
2018-01-28
You must log in to post a comment.