Spain – Fantasiyaha Dhallaan Ka-dulboodka
Posted by: Zakariya
in Wararka
March 30, 2017
744 Views
Madrid (Himilonews) – Ma oggolaan laheyd in qof uu ka dulboodo carruurtaada sidaan oo kale? Dabcan Maya!
Loo yaqaan El Colacho – afka Spain, Fantasiyaha Dhallaan Ka-dulboodka waa dhacdo shacbiyad leh oo ka dhacda degmada Castillo de Murcia oo u dhow Burgos taniyo sanadkii 1620.
Asalka dhacadada waa in lix ubad oo si wacan loogu soo labisay la jiifiyo joodari laba nafar ah, waana laga dulboodaa. Sida ay aaminsan yihiin, tani waa tallaab horay loogu qaado la dagaalanka Sheydaanka iyo wixii xunba.

Related
2017-03-30
You must log in to post a comment.