crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Haweeneyda Cidiyaheeda korinaysay muddo 30 sanno ah +Sawiro. | HimiloNetwork

Haweeneyda Cidiyaheeda korinaysay muddo 30 sanno ah +Sawiro.

MUQDISHO (HN) — Cordelia “Dee Dee” Adams, oo ah gabar ku gaarowday qurxinta ciddiyaha faraha ayaa muddo 30 sannadood ah waxay ka caaganeyd inay jarto faraheeda oo hadda dherer ahaan gaaraya in ka badan 12 inches.

Waana 59 jir ku nool Indiana, dalka Maraykanka. Sannadkii 1989 kii ayay bilowday inay dayso cidiyaheeda. Waxayna soo jiidatay indhaha dadka waana mid ay iskeed sabab la’aan u dooratay.

Hal ujeedo ayayse ka lahayd. Waana inay shacbiyad iyo caannimo hesho. Waxay sheegtay inay nafteeda bartay sida la isku maareeyo – oo ay wax walba qabsan jirtay – iyada oo aan is waxyeeleyn ama iska jabin cidiyaha sida wadidda gaariga, qoraalka. Kumana sii jirto wax karsiga iyo sameysiga howlaha kale ee muhiimka ah.

error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!