crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Daawo – Nin lama-degaan u beddelay keyn duur-joogtu ku nooshahay. | HimiloNetwork

Daawo – Nin lama-degaan u beddelay keyn duur-joogtu ku nooshahay.

Delhi (Himilonetwork) – Hindiya waa dalka ugu da’yarta badan caalamka, waxaana jira dhalinyaro u istaagta badbaadinta deegaankooda. Mid kamid ah dhalinyaradaas wa Jadev Payeng oo ku dhawaad 40 sano ay ku qaadatay in meel lama degaan noqotay uu dib ugu celiyo keyn ay ku kulmaan noolaha kala duwan siiba duurjoogta.
Haddaba halkan ka daawo muuqaal aan kasoo qaadanay.

error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!