MUQDISHO (HN) — Baar la yiraahdo izakaya oo ku yaalla dalka Japan ayaa wajahaya dhalleeceymo kulul kaddib markii uu macmiishiisa u bandhigay qorshe ismaandhaaf abuuray oo ah in qofka maqaayadda soo gala dharbaaxo kulul lagu dhufto kahor inta aan loo dalbin cunnada. Maqaayadda Shachihoko-ya izakaya oo ku taalla degmada Nagoya waxay qofka macmiilka ah ugu shaqeynayaan marka uu aqbalo dharbaaxo inay la dhacayaan ...
Read More »Wararka
Ninka ka ‘caaganaaday’ isticmaalka lacagta iyo tiknoolojiyadda!
MUQDISHO (HN) — Mark Boyle oo sidoo kale loogu yeero ninka lacag la’aanta ah, wuxuu joojiyay am aka quustay isticmaalka lacagaha taniyo sannadkii 2008 wuxuuna ku nool nolol aysan wax raad ama saameyn ah ku lahayn lacagtu. Taas beddelkeeda wuxuu naftiisa u weeciyay adeegsiga iyo la-qabsiga nolosha dabiiciga ah. Wuxuu bartay culuumta ganacsiga iyo dhaqaalaha, wuxuuna durba ka shaqo bilaabay ...
Read More »Ninka Dumarka ka cabsada ee Keli-noolaha ah.
MUQDISHO (HN) — 71 jir ku nool qaaradda Afrika ayaa kelinimo ugu noolaa gurigiisa in ka badan bnus qarni sababta oo ah wuu ka cabsadaa inay usoo dhawaadaan dumarka. Callitxe Nzamwita wuxuu jiray 16 sano markii uu ogaaday inay ku badanayso cabsida xooggan oo uu ka qabo dumarka ama dhedigta oo dhan. Mana uusan u gegsan Karin inay hareerihiisa joogaan ...
Read More »Nin – si uusan lacag u bixin – isa suuxin jiray oo la ogaaday!
MUQDISHO (HN) — Nin u dhashay dalka Lithuania ayaa lagu xiray dalka Spain kaddib markii uu ka been sheegay xanuunka wadne garaaca oo uusan qabin si looga dhaafo lacagta cunnooyinka uu ka cuno maqaayadaha. Ku dhawaad 20 maqaayadood oo dunida dacalladeeda ku kala yaalla ayuu qaabkaas beenta ku maray – wuxuuna awooday inuu si dhib yar xeeladaas ku meelmaro marwalba ...
Read More »Nin Moos ku dhex beeray ‘bartanka waddo laami ah’
MUQDISHO (HN) — Nin u dhashay Japan ayaa geedaha Mooska ku abuuray bartamaha laami weyn oo ay baabuurtu adeegsadaan. Dadka ku nool Kurume City ayaa ku baraarugay natiijada geedo waaweyn oo labadii sannadood ee lasoo dhaafay uu waraabinayay ninkan kuwaas oo u baxaya si aan kaliya qurux ahayn balse mira-dhal ah. Ninkan oo 50 jir lagu sheegay – balse aan ...
Read More »Sida aad u dhoolla-caddeyso waxay walba ka sheegi kartaa caafimaadkaaga!
MUQDISHO (HN) — Mid kamid ah astaamihii qurxoonaa ee Suubanaheenna NNKH uu lahaa waa naxariista, deganaanta iyo dabcan inuu in badan ahaa qof dhoolla-caddeeya! Waxaa xattaa laga soo weriyaa inuu yiri: ‘inaad walaalkaaga Muslimka ah u dhoolla-caddeyso waa sadaqo Ilaahay abaalmarin kugu siinayo’. Daweynta Ilkaha iyo afka waxay adduunyadu ku bixisay aqoon badan iyo lacag. Marka uu gows ama ilig ...
Read More »Tiktoker-kii Dhaqtarka iska dhigay ee talooyin caafimaad oo been ah siin jiray dadka ku xiran!
MUQDISHO (HN) — Matthew Lani, oo ah da’yar koofur Afrika u dhashay oo bartiisa Tiktok ay ku xiran yihiin in ka badan 300,000 oo qof ayaa dhawaan xabsiga la dhigay maadama uu iska dhigay dhaqtar – lana wadaagay dadka xiran talooyin caafimaad oo uusan khibradooda lahayn! 27 jir Mathew wuxuu qabsaday hadalheynta internet-ka markii uu bilaabay inuu isku sheego inuu ...
Read More »Eyga cidlo-joogga ah ee cayilkiisu gaaray 100 kg!
MUQDISHO (HN) — Waa dhif iyo mar la arag inuu ey culeyskiisu gaaro 100 kilogaram – iskaba daa mid beylah jooga e, laakiin Krugets oo ah ey keli-jooge ah oo ku nool Nizhny Novgorod, dalka Ruushka wuxuu cayilkiisu gaaray heer aanuba fadhiga ka kici karin! Dane oo ah eyga ugu culeyska badan caalamka wuxuu weyn yahay inta u dhaxaysa (136 ...
Read More »Haweeney toos u karsanaysa hilib yaxaas oo si weyn looga xumaaday!
MUQDISHO (HN) — Haweeney Shiinees ah oo baraha bulshada kusoo bandhigta hibada cunta-karinteeda ayaa la kulantay dhaleeco iyo cambaareyn kaga timid dadka ku xiran markii ay soo dhigtay muuqaal ay yaxaas dilayso, kadibna ay dabka saarayso si ay hilibkiisa u karsato! Beryahan dadku waxay caannimadu la gashaa meel walba. Waxyaabo ay qofka aan caan doonaha ahayn ku tahay ceeb iyo ...
Read More »Nin muddo lix bil ku dhex noolaa mool gudihiisa oo aan la fahmin!
MUQDISHO (HN) — Mool ku yaalla magaalada Shanghai ayay ilaaladiisu dhaadi waayeen nin muddo lix bilood ah ku dhex noolaa mid kamid ah jaranjarooyinka hoostooda. Saxaafadda Shiinaha ayaa tebinaya sheekada da’yarkaas oo si raaxo leh isaga dhex noolaa jaranjaro hoosteeda oo ku taalla mool kamid ah kuwa ugu waaweyn Shanghai. Moolashu inta badan waa meelo mashquul iyo ciriiri badan, ilaaladuna ...
Read More »