crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Muuqaallada | HimiloNetwork | Page 8

Muuqaallada

Daawo – Balastikada oo laga sameynayo Sancooyin kala duwan sida Dhismaha Guryaha.

Muqdisho (Himilonetwork) – Dunida maanta waxaa halistii ugu weyneyd taariikhda casriga ah ku heysa bacda balaastikada taas oo degaanka ku reebeysa dhaxal aan la mahdin doonin mustaqbalka. Balse waxaa Jira dadaallo lagu doonayo in lagu mamnuuco gebi ahaan isticmaalkeeda. Hayeeshe, taasi waxaa inta badan laga doorbidayaa xal kale oo kasii fudud ficil ahaan. Mid kamid ah waa in balastikada dib ...

Read More »

Daawo – Nin ay Shimbirihu u daba-ordaan sida Ilmihiisa oo kale.

Muqdisho (Himilonetwork) – Nin u dhashay Koofur Kuuriya ayaa dunida kaga yaabsaday markii la arkay isaga oo ay daba ordayaan dhowr shimbiro oo ay Soomaalidu u taqaan ‘Uureey-ma-dhasho’. Waxay u daba socdaan sida aabe iyo hooyadood oo kale. Taniyo markii uu ka fiiqay ukumaha, waa isaga qofka kaliya oo ay ku indha-qaadeen markii ay usoo if baxeen adduunka. Wuxuuna ku ...

Read More »

Daawo – Milyaneer Qashinka ka ururiya Jidadka!

Muqdisho (Himilonetwork) – Waxaa jira shaqsiyaad aan Muslimiin ahayn kuwaas oo jecel inay ka shaqeeyaan hufnaanta iyo bilicda degaanka ay ku nool yihiin hadiyo jeer. Mid kamid ah dadkaas waa milyaneer u dhashay dalka Kuuriya oo ku nool dhulka Carabta gaar ahaan Baxreyn kaas oo si maalinle ah qashinka uga fogeeya goobaha lagu soo daadiyo ee magaalada uu  degan yahay ...

Read More »

Daawo – Geedka UGU Ballaaran Adduunka oo hamoodin Keyn.

New Delhi (Himilonetwork) – Dalka Hindiya waxaa ku yaalla geedka ugu ballaaran adduunka kaas oo 30-kii sano ee lasoo dhaafay sii fidayay laba acres. Waxaa lagu qiyaasayaa inuu jiro 250 sano, marka loo eego khubarada degaanka. Diimaha Hinduuga iyo Buudiska ayuu u noqday mid Muqadas ah. Halkan haddaba ka daawo muuqaal laga soo duubay.

Read More »

Webiga Ugu Wasaqda badan Caalamka.

Muqdisho (Himilonetwork) – Macno malahan inta aad jeceshahay inaad ku dabaalato webiyada, laakiin hal webi oo ku yaalla dalka Induniisiya waxaad kaliya u tagaysaa geeridaada. Halkani waa webiga Citarum river oo ku yaalla dalka Induniisiya kaas oo lagu tilmaamo webiga ugu wasaqda badan caalamka – u tirid la’aanta iyo u adeegsiga wax ka badan dabeecaddiisa ayaa ka dhigtay inuu isku bedelo ...

Read More »

Daawo – Timajare gacmo laawe ah oo Dunida ka yaabsaday.

Muqdisho (Himilonetwork) – Markii ay ku adkaato nolosha, dad badan way is dhiibaan. Balse kuma jiro dadkaas Gabriel Heredia. Waa 20-jir u dhashay dalka Argentine. Wuxuu ku dhashay gacmo la’aan. Hayeeshe taasi kama horjoogsan inuu u noolaado si isku filan oo raaxo leh. Taniyo 14-jirkiisii wuxuu jecleystay inuu noqdo tima-jare. Waxaana maanta uu kamid yahay dadka loogu jecel yahay xirfadleyda timaha ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!