crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Daawo – Balastikada oo laga sameynayo Sancooyin kala duwan sida Dhismaha Guryaha. | HimiloNetwork

Daawo – Balastikada oo laga sameynayo Sancooyin kala duwan sida Dhismaha Guryaha.

Muqdisho (Himilonetwork) – Dunida maanta waxaa halistii ugu weyneyd taariikhda casriga ah ku heysa bacda balaastikada taas oo degaanka ku reebeysa dhaxal aan la mahdin doonin mustaqbalka. Balse waxaa Jira dadaallo lagu doonayo in lagu mamnuuco gebi ahaan isticmaalkeeda. Hayeeshe, taasi waxaa inta badan laga doorbidayaa xal kale oo kasii fudud ficil ahaan.
Mid kamid ah waa in balastikada dib loo adeegsado – iyada oo laga soo saarayo wax soo saar kale ama lagu dhisanayo guryaha, kuraasta iyo wixii la halmaala. Waana muuqaalka soo aadan mid kamid ah kuwa muujin kara horumarrada laga gaarayo xadeynta iyo fahamka dib-u-adeegsi ee balastikada.
Halkan haddaba ka daawo muuqaal laga diyaariyay.

 

error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!