HomeMuuqaalladaDaawo - Timajare gacmo laawe ah oo Dunida ka yaabsaday.

Daawo – Timajare gacmo laawe ah oo Dunida ka yaabsaday.

Muqdisho (Himilonetwork) – Markii ay ku adkaato nolosha, dad badan way is dhiibaan. Balse kuma jiro dadkaas Gabriel Heredia.
Waa 20-jir u dhashay dalka Argentine. Wuxuu ku dhashay gacmo la’aan. Hayeeshe taasi kama horjoogsan inuu u noolaado si isku filan oo raaxo leh.
Taniyo 14-jirkiisii wuxuu jecleystay inuu noqdo tima-jare. Waxaana maanta uu kamid yahay dadka loogu jecel yahay xirfadleyda timaha jara.
Halkan haddaba ka daawo muuqaallo laga sameeyey.

https://youtu.be/6UDFSI-MoPQ

Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments