Sign in Welcome! Log into your account your username your password Forgot your password? Get help Password recovery Recover your password your email A password will be e-mailed to you. HomeMuuqaalladaDaawo - Biya-dhaca ugu dheer Adduunka ee gacan-ku-sameyska ah. Muuqaallada Daawo – Biya-dhaca ugu dheer Adduunka ee gacan-ku-sameyska ah. By Himilo July 29, 2018 0 63 Share FacebookXPinterestWhatsApp Muqdisho (Himilonetwork) – Waxaa jira biyo-dhacyo dhowr ah oo dabiici iyo gacan-ku-sameysba ah kuwaas oo dunida ku kala yaalla. Haddaba, biya-dhaca ugu dheer adduunka ee gacan-ku-sameyska ah wuxuu ku yaalla dalka Shiinaha. Waxaana lagu magacaaba Liebian Waterfall. Halkan haddaba ka daawo muuqaallo laga soo duubay. Share FacebookXPinterestWhatsApp Previous articleMuqdisho Stadium – Xero-ciidan mise Garoon-ciyaareedNext articleXarun Duur-joog oo Dameer u ekeysiisay Farowga. Himilohttp://Himilonetwork.comZakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka. RELATED ARTICLES Muuqaallada Daawo: Koobka Adduunka ee Nadiifinta Daaqadaha August 3, 2026 Muuqaallada Daawo – Tartanka fuulitaanka aan suurta-galka ahayn! July 30, 2026 Muuqaallada Daawo – Darbi-jiifka Daryeela Shimbiraha Nairobi. June 2, 2026 LEAVE A REPLY Cancel replyLog in to leave a comment Most Popular Indonesia oo noqotay dalkii ugu horreeyay oo dhul ka iibsada magaalada barakeysan ee Maka. October 21, 2026 Codbaahiye Masjid oo lala wareegay iyo Mu’addinkiisa oo loo xiray sababta aadaankooda loo maqlay! October 20, 2026 “Keena Gabdhihiina oo nala caabuda sanamyadeenna.” Xildhibaan Hinduu ah. October 20, 2026 Nin Muslim ah oo ku dhintay saldhig booliis iyo Qoyskiisa oo ku eedeeyay in xabsiga dhexdiisa lagu jirdilay! October 20, 2026 Load more Recent Comments