MUQDISHO (HN) — 7 maalmoodkii kaddib qof walba wuxuu u baahan yahay inuu jirkiisa wada gaarsiiyo biyo – waana waxa ay ka dhigan tahay in qofku uu qubeysto. Taas waa mid Islaamku uu meel sare dhigay. Waxaana Muslimiinta loogu yeeray inaysan soo xaadirin baanisada Jimcaha iyaga oo aan soo qubeysanin. Laakiin, dunida kale, waxaa ka jira dhaqan ah qubeys naceybka ...
Read More »Muuqaallada
Daawo – Aabbe Wiilkiisa ugu magac-daray Shirkadda uu ka shaqeeyo!
MUQDISHO (HN) — Aabayaal badan marka ilmo loo dhalo waxay ula baxaan magacyo dadeed. Laakiin sheekada aabahan soo aadan way ka duwan tahay middaas. Wuxuu wiilkiisa u bixiyay magaca shirkadda uu ka shaqeeyo. Waana go’aan isaga iyo afadiisa ay isla gaareen kahor guurkooda. Laakiin curadkoodii madaama ay gabar ka noqotay uma suuragalin. Balse markii cunugiisa labaad uu wiil noqday, wuu ...
Read More »Subxanallah: Daawo – Kalluunka lugaha ku socda!
MUQDISHO (HN) — Noolaha Eebbe laguma soo koobi karo tiro. Waana nimcooyinkiisa uu ina Aadan ku galladay. Mid kamid ah waa kalluunka oo kala jaadad ah balse si guud aan u aragno kuwo muuqa ka siman. Laakiin waxaa jira in kale oo aan ku muuq ahayn kalluunka intiisa kale. Mana ahan mid kale waa kalluunka Brachiopsilus dianthus oo la yiraahdo ...
Read More »Daawo – 25 jirka u eg 40 jirka.
MUQDISHO (HN) — Sababo dhowr ah sida dhaxal hidde-side ah oo qofku kala yimaado firkiisii hore, dad badan ayaa maqaarkoodu ka degdegaa da’diisa dhabta ah, wuxuuna qofku u ekaa si ka weyn cimrigiisa saxda ah. Waana sheekada da’yar ku nool Shiinaha oo 25 jir ah balse dadka ula muuqda 40 jir. Halkan hoose haddaba ka daawo.
Read More »Daawo – Maqaayad Kalluunka uu dhex dabaasho.
MUQDISHO (HN) — Maqaayado badan wax xiriir ah lama lahan noolaha marka ay nool yihiin. Kaliya oontooda sida cad ama caano ayaa lagu iibiyaa dhexdooda. Laakiin madhacdo inay neef sidiisa ah la-jooggiisa ku raaxaystaan. Laakiin maqaayado dhowr sida Koi Fish oo ah mid ku taalla dalka Fiitmaan waxay kamid tahay dhowr maqaayadood oo kalluunka uu sida badda ugu dhex dabaasho ...
Read More »Daawo – Sida la iskugu toobo Geesaha Lo’da.
MUQDISHO (HN) — Dhaqan aan salguurin kana mid ah hababka ugu toolmoon ee caafimaadka jirka iyo bedqabkiisa lagu daryeelo waa toobinta. Diin ahaanna, waa mid uu Suubanaha NNKH uu bogaadiyay – ficil ahaanna – uu laftigiisa istoobay. Maantada la joogo waxaa la adeegsadaa dhalooyin casri ah. Balse qarniyo hore, waxaa dhaqan ahaa in la isku toobo geesaha Lo’da – kamana ...
Read More »Daawo – Xaafad DADKEEDU Xargaha ku kor socdaan.
MUQDISHO (HN) — Waa muuqaal aalaaba ku eg daawasho marka aad ka hadlayso. Laakiin tuul yar oo dhacda koofurta Ruushka, waa ka dhaqan iyo caado. Mana ahan wax kale ee waa ku kor socoshada xarigga iyo fiilada. Halkan hoose haddaba ka daawo.
Read More »Daawo – Eeyga sida Dadka ugu socda ‘laba lugood’.
MUQDISHO (HN) — Bani-aadanka oo qura ayaa Eebbe ku galladay awoodda qumaati socodka. Wuxuuna Ilaahay siiyay abuur ka duwan noolaha intiisa kale – marka laga yimaado garashada iyo mas’uuliyadda – kaas oo ah inay iyaga oo qura awoodi karaan inay ku socdaan labo lugood. Laakiin uma baahnid inaad bani-aadam noqotid si aad sidooda oo kale ugu socotid. Taasi waa farriin ...
Read More »Daawo – Barkulanka Badbaadisooyinka.
MUQDISHO (HN) — Halkan waxaa la oran karaa waa meesha kaliya oo ilaa iyo hadda la ogaaday inay barkulan u tahay noolaha reer badeedka ah ee la yiraahdo Badbaadisada. Waa xeeb la yiraahdo Monkey Mia oo dhacda galbeedka dalka Australia. Muuqaallada hoose daawo.
Read More »Daawo – Tartanka lagu dhex legdamo baabuurta.
Muxuu yahay Car-jitsu oo kamid ah hababka cusub ee dadku u legdamo? Maxaase xiisa ah oo ku jira legdankaas? Muuqaalka hoose kaga bogo.
Read More »