crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Daawo – Aabbe Wiilkiisa ugu magac-daray Shirkadda uu ka shaqeeyo! | HimiloNetwork

Daawo – Aabbe Wiilkiisa ugu magac-daray Shirkadda uu ka shaqeeyo!

MUQDISHO (HN) — Aabayaal badan marka ilmo loo dhalo waxay ula baxaan magacyo dadeed. Laakiin sheekada aabahan soo aadan way ka duwan tahay middaas. Wuxuu wiilkiisa u bixiyay magaca shirkadda uu ka shaqeeyo. Waana go’aan isaga iyo afadiisa ay isla gaareen kahor guurkooda. Laakiin curadkoodii madaama ay gabar ka noqotay uma suuragalin. Balse markii cunugiisa labaad uu wiil noqday, wuu ogaa magaca uu ula baxayo.

Halkan hoose haddaba ka daawo.

error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!