crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Daawo – Nin Xabsi ka doorbiday Xurriyad si uu u noolaado! | HimiloNetwork

Daawo – Nin Xabsi ka doorbiday Xurriyad si uu u noolaado!

MUQDISHO (HN) — Daawo sheekada nin 60 jir ah kaas oo markii uu waayay shaqo uu naftiisa ku maareeyo ka cabsaday inuu baahi u dhinto kadibna sameeyey fal xatooyo ah si loogu xiro xabsiga kadibna uu u helo cunno uu saddexda waqti dhexdiisa ugu cuno.

Halkan hoose ka daawo sheekadiisa.

error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!