crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Daawo – Ninka aan Qubeysan muddo 22 sanno ah. | HimiloNetwork

Daawo – Ninka aan Qubeysan muddo 22 sanno ah.

MUQDISHO (HN) — 7 maalmoodkii kaddib qof walba wuxuu u baahan yahay inuu jirkiisa wada gaarsiiyo biyo – waana waxa ay ka dhigan tahay in qofku uu qubeysto. Taas waa mid Islaamku uu meel sare dhigay. Waxaana Muslimiinta loogu yeeray inaysan soo xaadirin baanisada Jimcaha iyaga oo aan soo qubeysanin.

Laakiin, dunida kale, waxaa ka jira dhaqan ah qubeys naceybka ama si kale dadka dhaqan ahaan iyo diin ahaanba u diida inay jirkooda taabsiiyaan biyo. Mid kamid ah sheekooyinkaas waa qisada 62 jir ku nool gobalka Bihar ee dalka Hindiya kaas oo aan jirkiisa marin wax biyo ah muddo 22 sanno ah.

Halkan hoose haddaba ka daawo.

error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!