crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Dunida Muslimka | HimiloNetwork | Page 45

Dunida Muslimka

Masjidkii UGU horreeyey oo laga dhisayo Caasimadda Athens.

Athens (Himilonetwork) – Caasimadda dalka Giriiga ayaa isku diyaarinaysa wajigii ugu danbeeyey dhimsha Masjid nuuciisa kii koobaad oo laga dhiso kaas oo dhici doona bartamaha magaalada Athens, sida ay soo xigatay Greek City Times. “Caqabidihii nagu hor gudbanaa waxay ugu danbeyn u muuqdaan kuwo sii dhammaanaya,” ayuu yiri  Asher Haider, oo xubin ka ah Guddiga Muslimiinta magaalada Athens ayaa u sheegay ...

Read More »

Wasiirka Diinta UK ayaa Ardayda Dugsiyada ugu yeeraya inay booqdaan Masaajidda.

London (Himlonetwork) – Wasiirka Diimaha UK, Lord Bourne, ayaa wareysi uu siiyay The Times ku dhiirri-geliyay ardayda iskuullada hoose ee Britain inay safar ku bixiyaan Masaajidda Muslimiinta si ay ula dagaallamaan Islaam naceybka jira. “Inta badan waxaad arkaysaa waalidiin oranaya; carruurteenna ma hubno inaan la rabno inay u baxaan masaajidda Muslimiinta,” ayuu yiri Lord Bourne. Kaligiisna kuma ahan soo jeedintan. Waxaa la ...

Read More »

Masjidka Saddexaad ee UGU weyn Dunida oo laga furayo al-Jeeriya.

Muqdisho (Himilonetwork) – al-Jeeriya waxay ugu danbeyn furaysaa Masjidkii ugu weynaa abid dalkeeda laga dhiso – kaas oo sidoo kale ah midka saddexaad ee ugu weyn adduunka bilowga sannadka soo socda. Mohammed Isa, oo ah wasiirka awqaafta iyo arrimaha diinta ee dowladda al-Jeeriya ayaa ku dhawaaqay maalinta la daah-furi doono Masjidka oo ku fadhiya baaxad dhan 200,000 square meters. Kaddib dhismihiisa, ...

Read More »

Masaajidda Adeegsada Cadceedda laga dhaliyo Korontada oo ku badanaya Hindiya.

Mumbai (Himilonetwork) – Masjid ku yaalla koofurta magaalada Mumbai ayaa noqday midkii shanaad ee adeegsada soolarka cadceedda korontada laga dhaliyo. “Markii aan bilownay adeegsiga marwaxadaha, biilka korontada wuxuu kor u kacay 25,000 bil walba. Si aan u yareyno lacagtaas xaddigeedu badan yahay, waxaan sameynay soolarka cadceedda dhaliya,” ayuu yiri Khalil Vasil Khan, oo kamida Guddiga Masjidka. “Bil walba waxaan rajeyneynaa inay bil ...

Read More »

Muslimad Cafis u fidisay Nin Muslim naceyb kula kacay!

VANCOUVER (Himilonetwork) – Da’yar Canadian Muslim ah oo sannadkii hore lagu qashqashaaday tareen ay saarneyd ayaa iska cafisay ninkii dhibtaas u geystay. “Adigaa dartaa ayaan kusoo koray, waana ku cafiyay waxaana ku bedelayaa dunida cafiskayga,” 18-jirta lagu magacaabo Noor Fadel ayaa maxkamadda horteeda uga sheegtay danbiilaha. Markii Fadel ay saarneyd tareenka bishii December sannadkii hore, waxaa ereyo naceyb leh kula hadlay ...

Read More »

Dowladda Koofur Afrika oo Aqoonsanaysa Guurka Muslimiinta.

Cape Town (Himilonetwork) – Maxkamad ku taalla dalka Koofur Afrika ayaa ku amartay dowladda dalkaas inay aqoonsato guurka Islaamiga ah ee Muslimiinta kaddib sannado badan oo loo ol’oleynayay in la dhowro xuquuqda dhallaanka iyo haweenka. “Maxkamadda Muslim Judicial Council (MJC) waxay soo dhaweyneysaa go’aanka maxkamadda Western Cape High Court ay ku aqoonsatay guurka Muslimiinta iyo xuquuqda dhallaanka iyo haweenka Muslimiinta,” ayaa lagu ...

Read More »

Sadio Mane oo la arkay isaga oo Nadiifinaya Musqulaha Masjidka Liverpool.

Liverpool (Himilonetwork) – Xiddiga Sadio Mane ayaa la arkay isaga oo nadiifinaya Masjidka magaalada Liverpool xilli kooxdiisu ay 2-1 uga badisay naadiga Leicester. Muuqaalka laga soo duubay ayaa ku baahay baraha bulshada isaga oo nadiifinaya musqulaha Masjidka. Masjidka ayaa la rumeysan yahay inuu yahay Al-Rahma Mosque kaas oo Mane uu si joogto ah u booqdo xilliyada salaadda. Taageerayaasha ayaa bogaadiyay falkan. “Waa ...

Read More »

Masjidka ugu weyn Bartamaha Aasiya oo laga furayo dalka Kyrgyzstan.

Bishkek (Himilonetwork) – Masjidka Bartamaha ee  Imam Sarakhsi, oo ah kan ugu weyn Bartamaha Qaaradda Aasiya – kaas oo qaadi kara dad dhan 30,000 – ayaa maalintii Axadda xariga looga jaray gudaha caasimadda dalka  Kyrgyzstan ee Bishkek. “Dhismaha Masjikani wuxuu tusaale u yahay sida looga horumaray habka casriga ee naqshadeynta farshaxan ee dhismaha iyada oo la adeegsanayo aaladaha casriga ah ee tiknoolojiyadda,” ...

Read More »

Masaajidda Luton oo Ol’ole Nadaafad bilaabaya.

Muqdisho (Himilonetwork) – Masaajidda ku yaalla Luton ee koofur bari UK ayaa isku qeybinaya koox-koox si ay u hir-galiyaan mashruuc nadaafadeed oo lagu nadiifinayo magaalada iyo dadaal la iskugu keenayo dadka kala diimaha ah inay ku midoobaan. “Mashruuca “The ‘Big Clean Up’ wuxuu ahaa ol’ole aad loogu guuleystay kaas oo dhaliyay fikrad lagu nadiifinayo magaalada si midaysan iyo inaan kordhino doorka naga ...

Read More »

Macalin Muslim ah oo Shaqadiisa ku waayay inuu gacan-geliyo ‘salaamo’ Macalimad Ajnabi ah!

Oslo (Himilonetwork) – Macalin Muslim ah kaas oo diiday inuu gacan-geliyo ‘salaamo’ haweeney macalimad la’ ah ayaa laga eryay shaqadiisa taas oo dhalisay dood laba dhinac ka socota – halkaas oo dad badan ay ku tilmaameen ku-xadgudubka xurriyadda caqiidada; qaar kalana bahdil ka dhan ah haweenka. “Waxaan leenahay xurriyad diimeed gudaha Norwey,” ayuu yiri Akhenaton Oddvar de Leon, oo hoggaamiyaha dhaqdhaqaaqa ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!