Istanbul (HN) — Masjidka la dhisay qarnigii 17aad oo dhaca bartamaha Istanbul ayaa darbi-jiifta u sameynaya adeegyada aa-aasiga ah sida suuli ay ku qubeystaan; cunnooyin bisil oo ay cunaan iyo maryo ay hugadaan. Dadaalkaas waxaa horboodaya Imamka masjidka. ‘Kani waa masjidka qura oo si maalinle ah ay ugu qubeysan karaan gudihiisa 50 qof oo darbi-jiif ah,’ ayuu yiri Imam Osman ...
Read More »Dunida Muslimka
Sababta Zaira Wasim ay isaga joojisay jilidda filimada.
MUQDISHO (HN) — Atariishada ku guuleysatay abaal-marinta Bollywoodka ee Zaira Wasim ayaa gebi ahaanba iskaga hartay shaqada jilidda filimada oo ay ka heysay shirkadda – iyada oo sabab uga dhigtay go’aankeeda inay dib u dhis ku sameynayso caqiidadeeda Islaamiga oo ay u cabsatay, sida laga soo xigtay NDTV. ‘Shan sano kahor markii aan ku biiray Bollywoodka waxaan sameeyey go’aan saameeyey ...
Read More »Xildhibaan u dhashay Ghana oo qaatay Diinta Islaamka.
Accra (HN) — Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka Ghana ayaa qaatay diinta Islaamka, isaga oo la baxay Shiikh Osman, sida laga soo xigtay Ghana Web. Xildhibaanka, oo horay loogu yeeri jiray Kennedy Agyapong ayaa sheegay inuu qaatay Islaamka markii uu ogaaday inay tahay diin ka hadasha nabadda iyo jaceylka. Wuxuu ka taariikhooday qisada saaxiibadii uu ku lahaa dalka Pakistan xilli uu ...
Read More »Masjidkii ugu horreeyey Athens oo laba Qarni kaddib furmaya.
MUQDISHO (HN) — 180 sanno kaddib, Masjidkii ugu horreeyey oo laga dhiso caasimadda Athens ee Giriiga ayaa dhawaan la daah-furi doonaa, sida laga soo xigtay al-Jazeera. Wasiirka Wax-barashada Kostas ayaa sheegay in bisha September wixii ka danbeeya si rasmi ah loogu tukan doono gudaha Masjidka. Mashruuca lagu dhisay Masjidka waxaa lagu bixiyay adduun dhan 850,000 oo lacag Euro ah. Saddex ...
Read More »Qoys Bisha Ramadaan Afur u sameeya Bulshada kala Diimaha ah.
MUQDISHO (HN) — Si joogto maalin walba taniyo bishii Ramadaan sannadkii 2013-ka, qoyska reer Dabbours ee Philadelphia waxay cunno afur bilaash ah u sameeyaan qof kasta oo Amerikan ah oo soo booqda, sida laga soo xigtay WHYY. “Waxaynu wax ka bilownay meel cidlo ah; hadda wax walba waxay ku jiraan sare kac,” ayuu yiri Amer Dabbour oo isaga iyo afadiisa ...
Read More »Laacibka Dhawaan-Muslimaha reer BRAZIL oo ku sugan MAKKAH.
MAKKAH (HN) — Maalmo kahor markii uu ku dhawaaqay inuu qaatay diinta Islaamka, laacibka reer Brazil, Sergio Ricardo Neves ayaa lagu arkay magaalada barakaysan ee Makkah – isaga oo gudanaya acmaasha Cumrada. “Alxamdulillah, hadda waxaan ahay qof Muslim ah,” ayuu yiri isaga oo ku sugan magaalada barakaysan. Joogitaankiisa waxaa la arkayay isaga oo ku labisan dharka cad ee xujeyda iyo ...
Read More »Fannaanadda Amerikan ah ee Della Miles oo qaadatay Islaamka.
MUQDISHO (HN) — Fanaanadda American-ka ah ee Della Miles oo kasoo dhinac shaqeysay fannaaniinta Michael Jackson iyo Whitney Houston ayaa qaadatay diinta Islaamka, iyada oo sheegtay in joogitaankeeda Turkiga uu qeyb ku lahaa barashada diinta Islaamka, sida laga soo xigtay Anadolu Agency. “Wax walba hadda way ii cusub yihiin,” ayay tiri Miles oo dhawaan noqotay Muslimad. “Waxaan naftayda u arkaa ...
Read More »La kulan – Qaariga dusha ka qeybsan Qur’anka oo Sanbab qura ka neefsada.
DUBAI (HN) — Dhageysiga codkiisa macaan oo uu ku aqrinayo Qur’anka, wuxuu kaa ridayaa qamandhacada ku saaran. Isaga oo ku nool hal sanbab oo u fiyow oo kaliya, Nader Mahmud, oo 21 jir ah, wuxuu dalkiisa Lubnaan ku metelayaa tartanka sannadlaha ee Qur’anka oo ka dhacaya Dubai kaas oo bisha Ramadaan soconaya. In kasta oo tartankani uu yahay kiisii ugu ...
Read More »Austria oo Dugsiyada hoose ka mamnuucaysa in loo xirto Xijaabka.
VIENNA (HN) — Sharci cusub oo gabdhaha Muslimiinta ah u diidaya inay xijaab u xirtaan dugsiyada hoose ayuu ansixiyay barlamaanka Austria – tallaab loo arkay inay ka-dhan tahay tira-yarta Muslimiinta ah, sida laga soo xigtay The Guardian. Wax walba oo loo arki karo inuu sida xijaabka ka dhigan yahay daboolasha timaha madaxa ayuu sharcigu diidayaa. Balse tiiyoo ay taasi jirto, ...
Read More »Ronaldo oo 1.5 milyan ugu deeqay Carruurta Falastiin.
MUQDISHO (HN) — Xiddiga dalka Portugal iyo kooxda Juventus, Christiano Ronaldo ayaa lagu soo warramayaa inuu adduun dhan 1.5 milyan oo doolar ugu deeqay carruurta Falastiin ee ku dacdareysan gudaha Gaza. Tallaabadan ayaa la sheegay in Ronaldo uu uga gol leeyahay inuu garab istaag ugu muujiyo Muslimiinta Falastiin oo waqtigan ku sugan xaalad go’doon ah. Ma ahan markii ugu horreysay ...
Read More »