MUQDISHO (HN) — Waa dhif iyo mar la arag inuu ey culeyskiisu gaaro 100 kilogaram – iskaba daa mid beylah jooga e, laakiin Krugets oo ah ey keli-jooge ah oo ku nool Nizhny Novgorod, dalka Ruushka wuxuu cayilkiisu gaaray heer aanuba fadhiga ka kici karin! Dane oo ah eyga ugu culeyska badan caalamka wuxuu weyn yahay inta u dhaxaysa (136 ...
Read More »Monthly Archives: November 2023
Nin maalintii ugu horreysay shaqadiisa xaday 53 xabbo oo iPhone ah!
MUQDISHO (HN) — Maalintii koowaad oo uu shaqada soo galay ayuu xaday 53 xabbo oo iPhone-ka. Dhacdadan waxay kasoo if baxday dukaan lagu iibiyay qalabka korontada iyo moobillada ku yaalla dalka Ruushka. Bilowgii bishan, wasaaradda arrimaha gudaha Ruushka ayaa baahisay garooc ama muuqaal yar oo muujinaya nin nadaafadda u qaabilsanaa shirkad oo boorsooyin ka buuxsanaya mobillo badan oo nuuca iPhone-ka ...
Read More »Haweeney toos u karsanaysa hilib yaxaas oo si weyn looga xumaaday!
MUQDISHO (HN) — Haweeney Shiinees ah oo baraha bulshada kusoo bandhigta hibada cunta-karinteeda ayaa la kulantay dhaleeco iyo cambaareyn kaga timid dadka ku xiran markii ay soo dhigtay muuqaal ay yaxaas dilayso, kadibna ay dabka saarayso si ay hilibkiisa u karsato! Beryahan dadku waxay caannimadu la gashaa meel walba. Waxyaabo ay qofka aan caan doonaha ahayn ku tahay ceeb iyo ...
Read More »Nin muddo lix bil ku dhex noolaa mool gudihiisa oo aan la fahmin!
MUQDISHO (HN) — Mool ku yaalla magaalada Shanghai ayay ilaaladiisu dhaadi waayeen nin muddo lix bilood ah ku dhex noolaa mid kamid ah jaranjarooyinka hoostooda. Saxaafadda Shiinaha ayaa tebinaya sheekada da’yarkaas oo si raaxo leh isaga dhex noolaa jaranjaro hoosteeda oo ku taalla mool kamid ah kuwa ugu waaweyn Shanghai. Moolashu inta badan waa meelo mashquul iyo ciriiri badan, ilaaladuna ...
Read More »Nin xeer ilaaliye iska dhigay oo si yaab leh ugu guuleystay 26 kiis oo la xiray!
MUQDISHO (HN) — Nin Kenyan ah ayaa dhawaan xabsiga loo taxaabay kaddib markii la ogaaday inuu iska dhigay xeer ilaaliye wuxuuna guddoomay kiisas gaaraya 26 gal-dacwadeed oo uu isagu maxkamadda horteeda ku metelay dhinacyadii uu difaacayay! Waxaa yaab leh inuu xattaa ku guuleystay dhammaan kiisaskaas xeer ilaaliyayaashii kale ee kula loolamayay. Brian Mwenda Njagi waxaa loo bixiyay Mike Ross-ka dhabta ...
Read More »Webiga ugu madow caalamka!
MUQDISHO (HN) — Ruki, oo ah webi ku yaalla dalka Koongo waxaa dhawaan loo bixiyay webiga ugu madowga badan caalamka – maadaama biyihiisu ay aad u noqdeen madow aadan xattaa wejigaada ka dhex arki karin haddaad fiiriso! Aad bayse seynisyahannadu iskugu maandhaafsan yihiin sababta ka dambeysa inuu madow noqdo! Qaar waxay dabeecadda deegaanka ku hareeran siinayaan sababta; in kale waxay ...
Read More »