crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> April | 2023 | HimiloNetwork | Page 2

Monthly Archives: April 2023

Masjidka Blackburn oo codbaahiyaha ‘u adeegsan doona’ Aadaanka Salaadda Jimcaha.

MUQDISHO (HN) — Masaajidda ku yaalla Blackburn iyo Darwen waxaa loo oggolaan doonaa inay codbaahiyaha u adeegsadaan aadaanka salaadda Jumcaha markii ugu horreeyey taniyo markii uu dilaacay xanuunka Covid-19.   Dhacdada ayaa lagu soo beegi doonaa maalinta ugu dambeysa Soonqaadka oo la filayo inay noqto dharaar Jimco ah. Yasir Sufi wuxuu sheegay inuu codsigan jeediyay saddex sannadood kahor. “Aadaanku waa ...

Read More »

Masjidka Kanada oo ‘hu’ iyo hunguri’ u qeybinaya Danyarta.

MUQDISHO (HN) — Siinta danyarta shucuur Ramadani ah, samafalayaasha Masjidka Al-Rashid ee Edmonton, Canada ayaa cunnooyin bisil iyo hu kala duwan la gaaraya kuwa ayaanka liita. Munaasabadda waxaa lagu qabtay Boyle Street Plaza waxaana kaalmo loogu fidiyay wadar danyar ah. “Ramadaanku waa wax wada qeybsi iyo isku naxariisasho,” ayay tiri Maryam Lary, isku duwaha xiriirka warbaahinta ee Masjidka. “Waa noo muhiim ...

Read More »

Shiinaha oo Muslimiinta Wiigar ka horjoogsaday inay bisha Ramadan soomaan.

MUQDISHO (HN) — Shiinaha wuxuu mar kale isku dayayaa inuu caburin ku sameeyo tira-yarta Muslimiinta ah ee ku nool Shiinaha kuwaas oo – iyaga oo la adeegsanayo jawaasiis – laga horjoogsanayo inay soomaan bisha Ramadan. Jawaasiiska oo loo bixiyay dhegoolayaal waxay isugu jiraa askar, dhar cad, dadka deegaanka iyo xubno kale oo si hoose ugu diiwaangashan dowladda. “Waxaan leenahay sirdoonno ...

Read More »

Masjidka Birmingham oo hadyado fudud u diray jaarkiisa.

MUQDISHO (HN) — Masaajiddu aad bay u buuxdhaafaan inta lagu jiro bisha Ramadaan. Waxaana aad loo dareemaa oogidda salaadaha iyo acmaasha kale ee suuban. Si kastaba, Masjidka Hall Green ayaa jaarka kula nool degmada u diray hadyado fudfudud sida shukulaato si ay uga raaligeliyaan ciriiriga iyo saxmadda ka jirta goobaha ay ku cibaadeystaan inta lagu jiro bisha Ramadaan. Masjidka Ēsa ...

Read More »

Latinos badan oo Islaamka ku dooranaya Quruxda, Deganaanta iyo Farxadda laga helo!

MUQDISHO (HN) — Markii uu aabbihiis dhintay, Jaime “Mujahid” Fletcher aad buu runtii u dareemay kelinimo iyo cabsi. In yar kaddib markii uu baaray lana saaxiibay xubnaha bulshada Muslimiinta ah ee Latinos-ka, wuxuu qaatay diinta Islaamka isaga oo 21 jir ah. Hadda wuxuu qeyb ka yahay barnaamijyada dacwada iyo barashada Islaamka u fududeeya dadka Latinos-ka ah oo uu kamid yahay. ...

Read More »

La kulan – Dadka ‘aan Muslimiinta ahayn’ ee sannad walba bisha Soonqaad sooma.

MUQDISHO (HN) — Bisha Soonqaad waa bil Muslimiintu u hoggaansamaan amar Alle ee la xiriira inay dartiis uga afxirtaan cunnada, cabidda iyo ka tagidda hadallada aan milgada ku dhisneyn. Laakiin hadda kaliya Muslimiinta oo kaliya uma ahan bil soon. In kale oo aan Muslimiin ahayn ayaa sannad kasta la dhinac sooma bulshada Islaamka ee dunida gees ka gees ku nool. ...

Read More »

Jilaa katirsan Nollywoodka oo qaadatay Islaamka.

MUQDISHO (HN) — Filim sameeye ama jilaa caan ka ah gudaha Nigeria oo la yiraahdo Mercy Aigbe ayaa qaadatay diinta Islaamka waxayna la baxday magaca Hajia Meenah kadib shahaadada. Xidigtan oo katirsan shirkadda filimada Nollywood ayaa islaamnimadeeda ku muujisay kulan uu goobjoog ka ahaa seygeeda oo la yiraahdo Kazeem Adeoti. “In sha Allah, hadda kaddib magaceygu waa Hajia Meenah Mercy Adeoti,” ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!