crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> August | 2022 | HimiloNetwork | Page 3

Monthly Archives: August 2022

Nin doonay in loo xiro xatooyadiisa si uu xabsiga dhexdiisa uga helo cunno uu ka dhargo!

MUQDISHO (HN) — 60 jir ku nool jaziirad-la-moodda Thailand ayaa taabtay qalbiyo badan kaddib markii uu farmashiye ka xaday daawo si loo xiro kadibna loo dhigo gaalshiraha maadaama uu heli waayay wax uu cuno. Ninkan oo markii dambe boolisku magaciisa ku sheegeen Phichit wuxuu waayay meel uu noloshiisa ka maareeyo oo uu xoogsi tago. Sidaas darteed, beddelkii uu gaajo ugu dhiman ...

Read More »

Daawo – Ninka aan Qubeysan muddo 22 sanno ah.

MUQDISHO (HN) — 7 maalmoodkii kaddib qof walba wuxuu u baahan yahay inuu jirkiisa wada gaarsiiyo biyo – waana waxa ay ka dhigan tahay in qofku uu qubeysto. Taas waa mid Islaamku uu meel sare dhigay. Waxaana Muslimiinta loogu yeeray inaysan soo xaadirin baanisada Jimcaha iyaga oo aan soo qubeysanin. Laakiin, dunida kale, waxaa ka jira dhaqan ah qubeys naceybka ...

Read More »

La kulan – Ninka aan Qubeysan muddo 22 sanno ah + Sawirro.

MUQDISHO (HN) — 62 jir ku nool gobalka Bihar, dalka Hindiya ayaa qabsaday hadalheynta dadweynaha kadib markii la ogaaday inaanu qubeysanin muddo ka badan 22 sannadood. Dharamdev Ram, wuxuu caan ka yahay xaafaddiisa Baikunthpur. Qof kastana wuu og yahay inaanu gu’yaal badan qubeysan jirin laakiin cidna kuma colaadin kumana ceebeynin go’aankiisa. Waana lagu tixgeliyaa. Sababta oo ah wuxuu go’aankaas ku ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!