MUQDISHO (HN) — Fadhigii Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ee dhacay bishii December sanadkii 2017-kii, ayaa lagu go’aamiyay in sanadka kasta shanta Bisha Juun la xusuusto mushkiladaha kalluumeysiga sharci-darrada ahi ka dhasha. Waxaa maalintan looga faa’iideystaan in indhaha dowladaha Caalamka iyo ururada caalamiga ahba lagu jeediyo saameynta taban ee ka dhalata dhaqdhaqaaqaasi aanan ku fadhin sharciga ee wiiqaya ...
Read More »Monthly Archives: June 2021
Maqalka Takbiirta ayuu kaga caafimaaday xanuun hayay Dhaqtarkan.
MUQDISHO (HN) — Dhakhtar Japanese ah oo la yiraahdo Dr. Shutaro Takai kuna taqasusay daaweynta kala-goysyada iyo seedaha ayaa qaatay diinta Islaamka kaddib markii uu maqlay Allahu Akber. Dhakhtarkan oo ka soo jeeda magaalada Tokyo ee dalka Japan ayaa ku taqasusay murqaha iyo kala goysyada iyada oo loo marayo farsamadiisii hore ee daaweynta Japan. Dr. Shutaro wuxuu hadda ku nool ...
Read More »Maalinta Caalamiga ee Degaanka.
MUQDISHO (HN) — Muddo aan u fog, waxaan qodaynay godkii lagu xabaali lahaa nolosha degaanka; kheyraad walba oo ku dihan iyo baxaali quruxsanaanteeda waxaa lagu waday dhac iyo wax-yeelo joogto ah; mana jirto mas’uuliyad umadeed oo la iska saaray si wadajir in loo ilaaliyo dabeecadda degaanka. Saddexdii ilbiriqsi ee kasta, waxaa dunida ka luma keyn muggeedu la eg yahay garoon ...
Read More »