crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> May | 2020 | HimiloNetwork | Page 4

Monthly Archives: May 2020

Gabadha labada midab ku leh labada wiil ee indhaha!

GROZNY (HN) — Internet-ka waxaa ku jira sawiro qurux badan oo soo jiidan kara dareenkaada, balse 11 jir lagu magacaabo Amina Ependieva, sawirkeedu waa mid gooni ah. Waa gabar u dhalatay dalka Jejniya ee hoos-taga Dhulweynaha Ruushka, waxaana ay labadeeda indhood kala leeyihiin laba midab oo soo jiidasho leh. Waxaana markii ugu horreysay sheekada daah-rogay sawir-qaade Jejniya u dhashay. Wuxuuna ...

Read More »

Haweeney – qaliin is-qurxis ay gashay awgeed – aan indhaheeda isku qaban karin xilliga hurdada!

MUQDISHO (HN) — Haweeney u dhalatay dalka Shiinaha ayaa sheegtay in – si ay habeen walba u seexato ay mid kamid ah indhaheeda ku xirto faashad – kaddib markii qaliin is-qurxis ah oo ay gashay ay sababtay inaysan indhaha mar qura isku wada qaban karin marka ay seexanayso. Haweeneydan oo magaceeda lagu soo gaabiyay Ms Ma, waxay bixisay adduun dhan ...

Read More »

Daawo – Qaab cusub oo timaha loo dabto oo Corona-Virus loo bixiyay!

NAIROBI (HN) — Cudurka Korona wuxuu runtii cuuryaaminay nolosha adduunweynaha, ka sokow inuu galaaftay nolosha dad badan. Hayeeshe, xal xaafad oo ku taal caasimadda Kenya, oo la yiraahdo Kibera, waxay Corona ugu magac-dareen hab-dabasho cusub oo timaha loogu tidco gabdhaha oo la yiraahdo SarsCov-2. Halkan haddaba ka daawo muuqaal uu fogaan-araga Citizen ka diyaariyay sheekadan.

Read More »

Sheekada Haweeneyda 51 jirta ah oo Quruxdeeda lagu hal-qabsado!

SEOUL (HN) — Lee Su Jin, oo ah 51 jir daantiste ah oo ku nool Koofur Kuuriya ayaa – muuqaal-yarideeda awgeed – waxay soo jiidanaysa indhaha dad badan. Muggii ugu horreysay oo ay wararka ugu xiisaha badan kamid noqotay sheekadeedu waxay ahayd sannadkii 2016-ka markii sawirkeeda uu ku baahay baraha bulshada qaaradda Asiya. Waxaana ay jirtay 48 sanno. Baaritaankii lagu ogaaday ...

Read More »

Dhaleeceyn loo jeediyay haweeney caan ah oo sheegtay inay guursanayso….

MUQDISHO (HN) — Haweeney 35 jir Raashiyan ah oo caan ka ah barta Instagramka ayaa la kulmaysa dhaleeceyn xooggan kaddib markii ay ku dhawaaqday inay is guursanayaan wiilka uu dhalay seygeedii ay kala tageen. Marina Balmasheva, oo kusoo caan baxday markii ay muuqaal ka sameysay sida culeyska la iskaga dhimo, ayaa maalmahan soo jiidanaysa indhaha dadka ku xiran barteeda, waayo ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!