HomeMuuqaalladaDaawo - Qaab cusub oo timaha loo dabto oo Corona-Virus loo bixiyay!

Daawo – Qaab cusub oo timaha loo dabto oo Corona-Virus loo bixiyay!

NAIROBI (HN) — Cudurka Korona wuxuu runtii cuuryaaminay nolosha adduunweynaha, ka sokow inuu galaaftay nolosha dad badan.

Hayeeshe, xal xaafad oo ku taal caasimadda Kenya, oo la yiraahdo Kibera, waxay Corona ugu magac-dareen hab-dabasho cusub oo timaha loogu tidco gabdhaha oo la yiraahdo SarsCov-2.

Halkan haddaba ka daawo muuqaal uu fogaan-araga Citizen ka diyaariyay sheekadan.

Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments