crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> November | 2017 | HimiloNetwork | Page 5

Monthly Archives: November 2017

Suuq lagu iibiyo Hadyadaha lammaanaha kala hara oo la furay!

Hanoi (Himilonetwork) – Gudaha magaalada Hanoi, dalka Fitnam, hindise da’yar oo lagu magacaabo Dinh Thang ayaa helay hal-abuur xal noqon kara. Halkii la iska xoori lahaa walxaha tilmaanta  u ah xiriirkii dheeliyay ee labada lammaane ka dhaxeeyey sida waraaqaha jaceylka iyo hadyadaha kala duwan, Thang wuxuu ku xirxiraa baakado korka looga qoray qiimaha lagu iibinayo. Bishii Febraayo ee sanadkan, wuxuu ...

Read More »

Idaha oo kala aqoonsan kara Wajiyada Dadka ay arkaan!

Muqdisho (Himilonetwork) – Jaamacada Cambridge cilmi baaris cusub ay sameysay ayaa lagu ogaaday xayawaanka Idaha in uu kala aqoonsan karo Wajiyada ku cusub iyo kuwa uu horey u arki jiray. Cilmi baaristan ayaa lagu tijaabiyay 8 neef oo ido ah kuwaa oo la baray Afar qof oo kala ah atooraha Jake Gyllenhaal, Emma Watson , Brack Obama  iyo Wariye Fiona Bruce. ...

Read More »

Aroos noociisa aan horey loogu arag dunida oo ka dhacay dalka Talyaaniga

Napoli (Himilonetwork) – Haddii aad maqli jirtay lamaane aqal galay, rag isguursaday ama Dumar dhexdooda isqaba, maanta waxaan soo baxday sheeko intaas oo dhan ka duwan. Laura Mesi oo ah Macalimadda dadka barta jirdhiska ayaa shaacisay iney iyada isguursatay ka dib markii ay muddo 20 sanno ah raadineysay nin iyada ku habboon ayna ku guuldarreysatay iney soo hesho. Maadaama ay ...

Read More »

Matxafka lagu keydiyo Xusuusta Xiriirrada Go’ay

Zagreb (Himilonetwork) – Matxafka Xiriirada Go’ay wuxuu kamid yahay goobaha si la yaabka leh loogu dalxiiska tago caalamka. Halkan, dadka imaanaya waxay u riyaaqaan daawashada dhammaan nuucyada sheekooyinka iyo agabyada xusuusashada leh oo ay ku deeqaan dadka qalbi-jabku soo gaaro ee dunida dacalladeeda isaga yimaada. Olinka Vistina iyo Drazen Grubisic, oo labaduba ah farxashanley kuwaas oo qalbi-jab ku dhacay sanadkii ...

Read More »

Nin 25 Xabo oo moobiillada iPhone-ka codsi guur ugu ban-dhigtay saaxiibtiisa!

Beijing (Himilonetwork) – Chen Ming, oo ah da’yar ku nool Shenzen, dalka Shiinaha ayaa dhawaan soo jiitay indhaha dadka la dhacsan isticmaalka telafoonnada iPhone-ka kadib markii uu 25 xabo oo cusub usoo iibsaday si uu astaan jaceyl ah ugu sameeyo gabadha uu jeclaaday si ay uga aqbasho jaceylkiisa. Chen ayaa dalbaday 25 xabo oo nuuca iPhone-ka ah markii lasoo saaray wuxuuna ...

Read More »

Muslim aashito lagu soo weeraray oo aan dib danbe wax u arki doonin.

London (Himilonetwork) – Muslim cunna-geeye ah ayaa nolosha la halgamaya kadib markii weerar aashito ah uu laba indhood wax-yeelay. Marka loo eego  Independent, laba qof ayaa kusoo dhawaaday Muhammed Nawshad Kamal, oo 32 jir ah, isaga oo maraya xaafadda Walthamstow area ee bariga London. Labada nin oo mid kamid la xiray in yar kadib ayaa isku dayay inuu xado baaskiilkiisa – kahor inta ...

Read More »

Hooyo 98-jir ah oo wiilkeeda oo 80-jir ah daryeelaysa!

London (Himilonetwork) – Ada Keating, oo hooyo 98-jir ah oo dhashay afar carruur ah ayaa usoo wareegtay xarun karantiil oo lagu xanaaneeyo oo ku taalla Huyton, degmada Liverpool, si ay u daryeesho cunugeeda oo 80-jir ah. Tom ayaa hoyga Moss View kusoo noqday sanadkii 2016-ka markii uu garowsaday inuusan in badan sii daryeeli karin naftiisa. Hooyadiis Ada ayaa sanad kadib kusoo biirtay markii la ...

Read More »

Nuxurka Tababbarka Maxkamadda Mala-awaalka ee lagu qabtay Xarunta Kaalmo-sharciyeedka.

Muqdisho (Himilonetwork) – Markii ugu horreysay waxaa Xarunta Kaalmo-sharciyeedka Jaamacadda Muqdisho lagu qabtay tabbabar loo bixiyay Maxkamadda Mala-awaalka oo ardaydu si ficliyaysan loogu iftiiminayay sida lagu dhaqan-gelin karo aragtiyada iyo nadariyaadka loogu dhigo kulliyadaha Sharciga iyo qaanuunka. Ardayda kulliyadan oo ka kala yimid dhowr jaamacadood oo Muqdisho ku yaalla, wuxuu tabbabarkan u ahaa tallaabtii ugu horreysay oo ay wadajir u ...

Read More »

Ciidamada Itoobiya Xal ma u yihiin Mushkiladda amni-darro ee dalka ka taagan?

Muqdisho (Himilonetwork) – Ardayda Soomaaliyeed dugsiyada hoose waxaa lagu baraa in dhul-keenna ah uu inooga maqan yahay Xabashida iyo Kenya, isla markaana ay jirto Soomaaliweyn, calanka buluugga ah xiddigta shanta gees leh ee dhexda kaga taalla waxaa loogu micneeyaa inuu u taagan yahay Shanta Gobol ee Soomaalidu u qeybsan tahay. Soomaali Galbeed oo ah dhulka ku maqan Xabashida Ethiopia iyo Soomaalida Degmooyinka ...

Read More »

02 October – Maalinta Caalamiga ee Kahor-tagga Xadgudubka ka dhanka ah Wariyayaasha.

Muqdisho (Himilonetwork) – 11-kii sano ee lasoo dhaafay, tiro dhan 930 wariyayaal ah ayaa loo dilay soo tebinta warar iyo warbixinno bulshadoodu u baahan tahay. Celcelis ahaan, tani waxay isku ururinaysaa 1 dhimasho afartii maalmoodba. 90% dilalka wariyaasha loo geysto ma noqdaan kuwa la isku qabto oo aan maxkamad loo soo istaajinin.  Si kale marka loo yiraahdo, 10% ayaa dhacda ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!