Muqdisho (Himilonetwork) – Meel dheer ayaan ka arkay socodka gaadiid kusii jeeda dhankaa iyo jidka Zoobe. Waxaan ogaaday in ugu danbeyn saakay dib loo furay. Qorshahaygu horraan wuxuu ahaa inaan docda kale kasoo galo xaruntayda shaqada. Qalbigayguna ima siinayn inaan kusoo socdaalo walow aan ka warqabay in xalay dib loo furay. Hayeeshe waxaan qaatay midda adag. Waxaan kusoo dhiirraday inaan ...
Read More »Monthly Archives: October 2017
Sawirro Cajiib ah – Nin laf-dhabartu wiiqmatay oo lagu guuleystay in dib loogu toosiyo.
Muqdisho – Kadib kasoo saarista xidid geed, Mun wuxuu muddo saddex bilood ah ku jiray xanuun laxawsiigu daran yahay. Waxaa qalooc ku yimid laf-dhabarta: caguhuna way itaal-gabeen. Dhaqtarka ayaa sheegay in kala goosyada xubnaha laf-dhabarta soo gala aysan sidii loo baahnaa u shaqaynin. Mun wuxuu usoo socdaalay Australia isaga oo la nool rajo kama danbeys ah. Maalintii koobaad oo halkan ...
Read More »Nin booliska ku amray inay 1,000 jeer share dhahaan sawirkiisa si uu isugu dhiibo.
Muqdisho (Himilonetwork) – Nin reer Michigan ah ayaa isku dayay inuu booliska ku cadaadiyo fulinta dalab uu doonayo si ay iyaguna ugu fududaato qabashadiisa isaga iyo kuwa lamidka ah haddii ay 1,000 jeer share dhahaan sawirkiisa. Baaqan aan caadiga ahayn wuxuu ku fulay layaab isaga oo ku baahay baraha bulshada, ninkanina wuxuu fuliyay balankiisa ahaa inuu booliska isku soo dhiibo. 21-jirka ...
Read More »17 October – Maalinta Caalamiga Cirib-tirka Faqriga.
Muqdisho (Himilonetwork) – Maalinta Caalamiga ee Ciribtirka Faqriga waa munaasabad caalami ah oo sanad kasta 17 October loo dabaal-dego. QM ayaa si rasmi ah u aqoonsatay, hayeeshe abaabulkeeda wuxuu markii ugu horreysay ka hir-galay magaalada Paris ee dalka Faransiiska halkaas oo ku dhawaad 100,000 oo qof ay isugu yimaadeen daarta xarunta Human Rights si ay u sharfaan dhibanayaasha saboolnimada, gaajada, ...
Read More »Qaraxii Zoobe – Wixii Dhacay Mafududeyn.
Muqdisho (Himilonetwork) – Dhawaaq kasta oo wali kusoo dhaca dhegahaada ama muuqaal walba oo aad baraha bulshada ka eegto wali waxaa taagan tiiraanyada musiibadii foosha xumeyd ee ka dhacday is-goyska Zoobe Maalintii Sabtida. Taniyo markii ay aafadani dhacday, qof kasta oo Soomaaliyeed waxay u ahayd maalin qaraar. Dhammaan wax walba oo ay indhaheennu qabteen, lama awoodi karo in la qeexo. ...
Read More »KM5 Zoobe Tragedy – Dilemma between Death and Survival.
Mogadishu (Himilonetwork) – It was black day. This morning thousands of people filed the main streets and around Banadir and Madina hospitals. For many, getting to visit early doesn’t guarantee a place inside. However, I have gained rare access to see what is going on. Every inch inside is taken. The hospitals’ facilities can only hold less than 1000 patients ...
Read More »Sidee Qofku aqoontiisa si samafal ah ugu celin karaa Bulshadiisa?
Muqdisho (Himilonetwork) – Dunida marna mayeelan maalin la wada ladan yahay: mana yeelan maalin la wada dhibtoon yahay. Hayeeshe maalinna way kasii naruuro fiican tahay maalin kale. marka aynu leenahay saaxiibo rumaad, dharaar walba waxay leedahay milgo. Waxaa jira maalmo dhaama maalmaha oo qofka dubaaqiisa ku reebaa abaal aan go’in ama mahadho aan tirmin. Marka maalmaha adag ay isku kaa ...
Read More »Maqaal – Hiddaha iyo Dhaqanka lasoo nooleynayaa waa kee?!
Hargeysa (Himilonetwork) – Magaalooyinka waaweyn ee soomaalida intooda badan waxa aynu ku arragnaa ururo dhallinyaro oo soo badanaya, kuwaas oo ku andocoonaya iney soo nooleynayaan hiddihii iyo dhaqankii umada soomaaliyeed. Dhalinyaradaasi waxa ay isugu jirta intooda badani wiilaal doobab ah iyo hablo gashaatimo ah. Qaar badan oo kamid ah ururadaasina waxa tababaro ku saabsan ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka soomaalida ku ...
Read More »Baadari Kenyan oo Muslimay kadibna Kaniisaddiisa ka dhigaya Masjid.
Nairobi (Himilonetwork) – Baadari Kenyan ah ayaa muslimay kana dhigay Kaniisaddiisa Masjid – isaga oo sheegay inuu qaadan waayay sida haweenku ugu soo labistaan Kaniisadda. “Kaniisadayda waa la dhihi jiray Nyalgosi God’s Call Church of East Africa, hayeeshe hadda waxaa lagu magacaabaa Nyalgosi Jamia Masjid,” Baadari Charles Okwany oo hadda la baxay magaca Ismaaciil ayaa u sheegay The Nairobian. “Intii ...
Read More »Caddaan shan sano Madow addoonsanayay oo lagu xukumay xabsi 20 sano.
New York (Himilonetwork) – Nin caddaan ah kaas oo maareeye ka ah baar ayaa lagu eedeeyey inuu midiidin ku heystay nin madow sanado badan, marka loo eego booliska South Carolina. Waaxda Garsoorka ee Maxkamadda ayaa Bobby Paul, oo 52 jir ah ku oogtay danbi ah xoog ku sandullesi shaqaale. Marka loo eego caddaymaha, muddo shan sano, Edward wuxuu xoog , baqa-gelin, ...
Read More »