HomeLa-yaabkaCanbaareyn laga bixiyay Diindiin dushiisa Koolo lagu dhejiyay!

Canbaareyn laga bixiyay Diindiin dushiisa Koolo lagu dhejiyay!

BEIJING (HN) — Shaqaalaha Beerta lagu xanaaneeyo noolaha oo ku taalla Shiinaha ayaa la kulmay canbaaareyn xooggan kaddib markii Diindiin ay dushiisa kolay yar kula dhejiyeen koolo adag si dalxiisayaasha ay ugu ridaan shilimaadka ay hayaan.


Muuqaal laga soo qaaday Diinka kaas oo ku baahay baraha bulshada ayaa keensaday dhaleeceyn ay hormuud ka yihiin ururrada u dooda xuquuqda xayawaannada iyo samafalayaal kale.

Wakiilka u hadlay Beertan ayaa sheegay inay baaritaan ku sameynayaan sababta dhalisay in ficilka wuxuushnimada leh lagula kaco noolahan.


Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments