crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> December | 2016 | HimiloNetwork | Page 4

Monthly Archives: December 2016

Wax ka baro Fardaha

Muqdisho (Himilonews) – Farduhu waa gamaanka jaad kamid ah oo sida Dameerka aan loogu dow-gelin adeegsi joogto ah iyo rarasho. Muuqaalkiisa il-qabadka leh iyo awooddiisa xawaare ee uu 40-48km saacadiiba socon karo, ayaa Faraska ka dhigay inuu kusoo baxo bahda gamaan midka loogu majeersi badan yahay. Iyada oo mar laga eegayo xowligiisa iyo orodkiisa xawaaraha leh, Fardaha waxaa baryadii hore ...

Read More »

Wax kabaro Dameerka

Muqdisho (Himilonews) – Dameerku waa gamaanka jaad kamid ah oo badi loo adeegsado rarashada. Asalkiisa waxaa laga helay qaaradda Afrika. Wuxuu ahaa mid la adeegsato sida fog taariikhda ahaan ee ah 5000 oo sanadood. Dunida guudkeeda waxaa maanta ku nool 40 malyuun oo Dameerro ah oo badigood laga helo dalalka soo koraya – isaga oo muhiim u ah ku guurista ...

Read More »

Heshiiska Turkiga iyo Israel, muxuu uga dhigan yahay gobalka Bariga Dhexe?!

Muqdisho (Himilonews) – Mid ahmiyad weyn laheyd ayaa lagu gaaray xaslinta heshiiska wada-hadal ee ay gaareen Turkiga iyo Israel, ku xigeenka wasiirka koobaad Numan Kurtulmus ayaa ka dhawaajiyay, kadib markii saraakiishu tilmaameen in heshiiska loo gaaray in lagu idleeyo xanaf ka timid dhacdadii 2010. Gudaha shir warfidiyeenka loogu qabtay magaalada Rome ee dalka Talyaaniga, ra’iisul wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa ...

Read More »

Nairobi – Caasimad ka kooban laba magaalood oo quruxda geeska Afrika iyo qashinka Afrika kala matala.

Nairobi (Himilonews) – Bilowga qarnigii 20aad ee ina dhaafay, siiba malahayga sanadkii 1904, ayay aheyd markii ugu horreysay ee si rasmi ah loo deegaameysto magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Magaca Nairobi laftigiisa ayaa si cad u qayaxa barta juqraafi ahaaneed ee ay dhacdo iyo sida ay ahaan jirtay kahor magaaloobiddeeda. Qowmiyadda Maasai-da loo yaqaan oo qeyb ahaan kamid ah qowmiyadaha ...

Read More »

Turkiga – Awood Islaami ah oo laga heybeysto

Muqdisho (Himilonews) – Dabcan hadday go’aansadaan, ciidanka qalabka sida ee Turkiga cusub, waxay duqeyn karaan Yurubta ku dhagan ilaa Paris. Midkood kamid ah kuwa diidan aragtida Islaamiga ah ee mr. Erdogan ma awoodo inuu iska caabiyo ama ugu babac-dhigo ciidan is-hortaaga. Tayada ciidan iyo qalabeysnaantooda labadaba, Turkigu waa haldoor awood looga baqo. Balse way kugu adag tahay inaad rumeysato? Aan ...

Read More »

Erdogan: af-ganbiga kahor iyo kadib – iyo Himiladiisa fog.

Istanbul (Himilonews) – Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan ayaa booqasho rasmi ah ku tagay dalka ugu weyn dhul ahaan adduunka ee Ruushka – ahna sidoo kale mid kamid ah dalalka ku horumaray tiknoolojiyadda dhinaceeda hubka iyo gaadiidyada dirira; kaas oo ahaan jiray isu-tagga dhowr iyo labaatan jamhuuriyadood oo uu ka koobnaan jiray Midowgii Soofiyeeti – tallaab aysan badi la dhicin dalalka ...

Read More »

Turkiga iyo Hindiya; lib maka helayaan loolanka Afrika ay ugu jiraan?

Muqdisho (Himilonews) – Kadib qarni iyo dheeraad oo aheyd markii qaaradda madow ee Afrika loo soo galay loolankii lagu kala qeybsan lahaa waaxyaheeda si sandulle iyo addoonsinimo ah, dunida loogu magac-daray midda saddexaad, hadda waxaa loogu jiraa loolan cusub oo ku dhisan kala faa’iideysi jaalenimo ama waxa afka qalaad lagu yiraahdo ‘mutual interest’. Gabagabada nidaamkii caqli-gumeysi ee Neo-colonialism – kaas ...

Read More »

Turkigu wuxuu isku ballaarinayaa soohdimadii Khilaafada Islaamka

Vienna, Austria (Himilonews) – Turkiga waxaa maanta mar labaad loo tix-geliyaa awood kasoo sara-kacaysa Bariga Dhexe iyo qaaradda Yurub. Wax ka yar boqol sanadood, Turkigu wuxuu qeyb ballaaran ka maamuli jiray labada qaaradood ee Yurub iyo Aasiya iyaga oo hoggaaminaya Boqortooyadii Cismaaniyiinta. Is-bahaysigii uu hor kacayayna waxay xittaa u dhaadhaceen duleedka Yurub iyaga oo laba jeer gaaray gidaarka Vienna oo ah ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!