Muqdisho (Himilonews) – Madaxweynaha dalka Tajikistan Emomali Rahmon ayaa amray in iridaha la iskugu laabo dhamaan dukaamada iibiya xijaabyada ee dalkiisa. Waxaa kale oo Muslimiin badan lagu qabsay inay xiiraan garkooda. Haweenka, ayaa marka loo eego warbixin rasmi ah, waxaa lagu cadaadiyey inay iska qaadaan xijaabka. Waxaan oo dhami waxaa loo sameynayaa in laga foojignaado sida ay tilmaameen xagjirnimada kusii fidaysa ...
Read More »Monthly Archives: February 2016
Tartan Qur’aan aqriseed loo qabtay maxaabiista Gaalshiraha Garoowe
Garoowe, Puntland (Himilonews) – Jamciyada Wanaag farista iyo Xumaan reebidda oo ah Jamciyad ka shaqaysa Wacyi galinta Arimaha Bulshada gaar ahaan Ku baraarujinta arimaha Diinta iyo Taageeerida inta tababarta Daran waxay kulama Diini ah oo rajo celin ah u samaysay Maxaabiisat kala duwan ee ku jira Xabsiga wayn ee Magaalada Garoowe. Jamciyada ayaa u qabatay maxaabiista xabsiga wayn Garoowe tartar Qur’aan ...
Read More »La kulan Ninka ay Gacmihiisa Qoryo noqdeen–Allana u bari!
Muqdisho (Himilonews) – Nin u dhashay dalka Bangladesh oo lagu suntay magaca Nin-geed –kadib kasoo bixista wax qoryo xaabo lamoodo gacmihiisa iyo lugihiisa ayaa laga diiwaaniyey isbitaalka. Abul Bajandar, oo 25-jir ah, kana soo jeeda gobolka Khulna wuxuu la silcayay cudurka la yiraahdo Epidermodysplasia Verruciformis–kaas oo hido-dhaxaleed dhif dhif ah oo ka dhasha isku dhexyaaca maqaarka 7dii sano ee ugu danbeysay. ...
Read More »