crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Daawo – Aqrisku wuxuu ugu danbeyn noqonayaa lama-huraan. | HimiloNetwork

Daawo – Aqrisku wuxuu ugu danbeyn noqonayaa lama-huraan.

MUQDISHO (HN) — Gu’yaal badan, dalkani fursad u saamaxda in dadkiisu ay wax aqriyaan waxay aheyd mid aan fududeyn. Balse sannadihii danbe oo xasiloonida iyo kala danbeyntu kusoo noqotay heer lagu noolaan karo, waxay fursad u noqotay jiilkii kusoo qaangaaray burburkii dalka inay wax aqriyaan.


Haddaba, wariye Maxamed Qadar Abdi ayaa warbixinta soo aadan ku eegaya sirta ku jirta jaceylka loo qaaday aqriska.

Halkan hoose ka daawo warbixinta uu ka diyaariyay.


error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!