Muqdisho – Kooxaha xanaanada xayawaanada ayaa ku daba-jooga kuwa ey ay rabaayadaysan jireen nolosha ku silciyay markii ay dayaceen. Tani waxay kusoo aaday markii qof uu kasoo helay keynta barafka leh ee dhul-weynaha Ruushka. Muuqaalka eyga wuxuu u ekaaday Madax-kutiga. Noolahan waxaa laga helay isaga oo ku nool waddooyinka Chelyabinsk, dalka Ruushka. Shaqaalaha xarunta daryeelka xayawaanada ayaa sheegay in eygu bilaabay ...
Read More »La-yaabka
Ey dhabarka ka toogtay Ugaarsade dilanayay Shinbir!
Muqdisho – Ugaarsade ayaa dhaawac waxaa kasoo gaaray toogasho aan loo meel dayin oo ey u geystay, marka loo eego booliska Lowa. Waaxda Ilaha Dabiiciga ee Lowa ayaa sheegay in saraakiisha goobta ay ka war-caliyeen kadib kolkii dhaawac uu ka dhashay toogasho uu sameeyey ey kamid ah ilaalada. William Rancourt, oo 36 jir ah, wuxuu ugaaranayay shinbiro isaga oo saddex ...
Read More »Nin dhintay kadib markii Bambo uu isku sawirayay ay ku qaraxday!
Muqdisho – Nin jeclaa inuu sawir selfie ah isaga oo gacanta ku heysta bamboo ayaa dhintay markii uu ku qarxay wajigiisa, marka loo eego booliska Ruushka. Booliska Labinsk ayaa sheegay in 26-jir lagu magacaabo Alexander Sasha Chechik uu u dhintay falkan. Waqti kahor intuusan qarxin, wuxuu ku fariistay gaarigiisa, isaga oo bamboo nool gacanta ka heysta. Wuxuuna markaas kadib ganta ...
Read More »Nin afadiisa jirdil ugu bedelay like walba oo sawirkeeda loo saaray.
Muqdisho (Himilonetwork) – Ninka ayaa heerkii ugu xumaa ka gaaray maseyrka markii afadiisa uu ku jirdilay mar kasta oo sawirkeeda like la saaro, marka loo eego booliska Paraguay. Booliska Nemby ayaa sheegay inay xireen 32-jir-ka lagu magacaabo Pedro Heriberto Galeano kaas oo lagu eedeeyey inuu guriga ku dhex xirtay afadiisa kadibna bilaabay inuu jirdilo muddooyinka bilo ah. Galeano ayaa lagu eedeeyey ...
Read More »Nin Mas uu korso is lahaa geeridiisa sababsaday!
Muqdisho (Himilonetwork) – Nin duurka kala yimid mas si uu xanaaneysto ayaa nolosha lagu cunay, marka loo eego booliska Thailand. Booliska degmada Kong Krailat ayaa sheegay in looga yeeray guri ku yaalla xaafadda Sukhothai si loo siiyo warbixin la xiriirta mas gebi ahaanba wada cunaya ninkii lahaa. Saraakiisha booliska oo goobta soo gaaray ayaa xaqiijiyay geerida ninka. Wuxuu u dhintay neef-qabad kadib ...
Read More »Dameero Xabsiga loo dhigay cunista caleemo qaali ah.
Muqdisho (Himilonetwork) – Milkiilaha dameero ku nool Hindiya ayaa la yaab sunniyaha la taagay markii loo sheegay in boolisku ay xabsiga u taxaabeen dameeradiisa kadib markii ay cuneen caleemo. Kamlesh oo ku nool Utter Pradesh ayaa sheegay inuu u baxay raadinta dameeradiisa markii uu miriqdooda waayay. Tirada dameeradiisu waxay gaarayeen 8. Kadibna wuxuu ogaaday inay ku jiraan xabsiga Urai ee degmadiisa. ...
Read More »Gabar is dishay markii saaxiibkeed uu baahiyay sawiradeeda.
Muqdisho – Gabar ayaa gebi ahaanba dunida isaga quusatay markii saaxiibkeed uu sawirradeeda oo qaawan uu soo dhigay baraha bulshada, marka loo eego booliska Brazil. Booliska Nova Andradina ayaa sheegay inay sameeyeen baaritaan kadib markii 15-jir lagu magacaabo Karina Saifer Oliveira la arkay iyada oo ku meyday gurigeeda. Aabaheed, Aparecido Oliveira ayaa sheegay inuu inantiisa kala hadlay sawirradeeda qaawan ee lasoo dhigay ...
Read More »Aroos noociisa aan horey loogu arag dunida oo ka dhacay dalka Talyaaniga
Napoli (Himilonetwork) – Haddii aad maqli jirtay lamaane aqal galay, rag isguursaday ama Dumar dhexdooda isqaba, maanta waxaan soo baxday sheeko intaas oo dhan ka duwan. Laura Mesi oo ah Macalimadda dadka barta jirdhiska ayaa shaacisay iney iyada isguursatay ka dib markii ay muddo 20 sanno ah raadineysay nin iyada ku habboon ayna ku guuldarreysatay iney soo hesho. Maadaama ay ...
Read More »Haweeney da’da oo shaqada looga ceyriyay si yaab leh.
Muqdisho (Himilonetwork) – Haweeney da’ ah oo ku nool Texas ayaa la fajacsan ficil uu ku sameeyey madaxa Walmart kadib markii laga eryay booskii ay ku lahayd shirkadda. 84-jirta lagu magacaabo Frankie Ruffino oo degan Burton waxay u shaqeynaysay shirkadda Walmart muddo 10 sanadood ah. Ugu horreyn waxay u shaqeyn jirtay sida soo dhaweeye martida qaabila, balse markii caafimaadkeedu soo dhacay ...
Read More »Nin saxan cayayaan ku jiro wada cunay kuna guuleystay dahab badan.
Muqdisho (Himilonetwork) – Nin ku nool dalka Shiinaha ayaa maareeyey cunista saxan cayayaan badan oo ka buuxo si uu ugu guuleysto dahab. Tartankan ayaana lagu qabtay magaalada Yunnan. Dad badan ayaa isku diiwaan-geliyay inay u tartamaan ku guuleysiga dahabka. Ka qeyb-galayaasha waxaa la siinayay saxan cayayaan uu ka buuxo inay ku wada cunaan muddo shan daqiiqadood ah sida ugu macquulsan. Qofka ...
Read More »