MUQDISHO (HN) — Sadaqo sokeeye dhaaftay waa sooma noqoto ayay tiraah Soomaalidu. Mana jirto tusaale ka qurxoon wax-bixinta loogu deeqo sokeeyaha kula nool ee danyarta oo aan ka ahayn midka ay horboodayaan dhalinyaro Muslimiin ah oo ka kala socda dhowr iskuul oo ku yaalla Kanada kuwaas oo wadajir iskugu keenay ku dhawaad boqol jaakadood oo ay dhaxanta iyo qabowga uga ...
Read More »Author Archives: Himilo
Barnaamijka ‘la kulan Jaarkaada’ oo lagu qabtay Maktabadda Flint + Sawirro.
MUQDISHO (HN) — Kulan isku imaatin iyo soo dhaweyn ayaa loo sameeyey dadyowga aan Muslimiinta ahayn ee jaarka la ah bulshada Muslimka ah ee ku nool Flint. Ujeedada ka dambeysa munaasabaddan ayaa ahayd in dadka la baro Islaamka iyo Muslimiinta isla markaana laga meyro fahamka qaldan oo ay ka gudbiyaan warbaahinta reer Galbeedka. Kulanka waxaa lagu qabtay maktabadda dadweynaha ee ...
Read More »La kulan – Muslimadda farxad-gelisa Danyarta Maraykanka.
MUQDISHO (HN) — Iyada oo dooneysa inay farxad-geliso, ayay Sister Aminah Abdullah maalin aroorteed ay bilowday howlgal samafalka iyo wax-u-qabasho umadeed ah. Gaari ayay kasoo buuxisay jaadadka kala duwan ee mira-magaalka iyo qudaarta, waxayna hordhigi jirtay guryaha ay ku degan yihiin kuwa danyarta ah. Howlgal joogto ah ayuu u ahaa mashruucan taniyo markii uu dunida ku baahay xanuunka Covid-19. Hadda ...
Read More »Diirsi iyo dareen walaalnimo oo uu horboodayo Masjidka Birmingham.
MUQDISHO (HN) — Baaq lagu tilmaamay isu-naxariisasho iyo walaalnimo ayuu sameeyey Masjidka Birmingham kaddib kolkii uu soo dhaweyn furan u sameeyey kuwa aan heli karin meel ay gabaadsadaan waqti uu qabowgu si daran uga jiro Yurub. “Maadama qiimaha wax iibsiga iyo qabowguba ay sare u kaceen, kaalay oo agteenna ku qaado diirimaad iyo hurdo raaxo leh,” ayuu yiri imamka Masjidka, ...
Read More »Feeryahanka Tony Bellow ‘oo ku amaanay’ Qadar ‘mamnuuciddii Khamriga’
MUQDISHO (HN) — In kasta oo xog-ururin madax-bannaan oo hordhac ah taas oo lagu sameeyey tartamadii ugu wanaagsanaa koobka adduunka ee la qabtay qarnigan 21aad ay ku guuleystay daka Qadar oo sannadkan marti-geliyay koobka, haddana waxaa soo baxaya bogaadi iyo hambalyeyn isla socda oo lagu amaanayo sida quruxda ee dalkan yar u marti-geliyay dhacdadan caalamiga ah. Feeryahanka reer UK ee ...
Read More »Masjidka Edmenton oo gabbaad siinaya Darbi-jiifta Qabowgu ku heyso Jidadka.
MUQDISHO (HN) — Xilli qabowgu uu si daran u kulaalayo qeybo badan oo kamid ah Yurub iyo Waqooyiga Ameerika, Masjidkii ugu horreeyey ee laga dhiso Kanada ayaa isku taagaya inay gacmo furan kusoo dhaweeyo dibjirta ama darbi-jiifta qabowgu ku heysto gidaarada – isaga oo u fidinaya gogol iyo bustayaal ay kaga gaashaantaan. Masjidka Al-Rashid wuxuu ku yaalla magaalada Edmenton. Wuxuuna ...
Read More »Muslimaddii ugu horreysay UK ee fuusha Buurta Everest.
MUQDISHO (HN) — Muslimad sida la isku difaaco barta dadka oo ku nool UK ayaa noqotay muxajabaddii koowaad ee fuusha buurta dunida ugu dheer ee Everest tiiyoo ay dhaawac ka qabtay anqawga. Guusha halgankeeda ayay uga gol lahayd inay ku dhirri-geliso inta kale ee la nool duruufaha nolosha. Zaynab Jogi, waxay ku biirtay koox 11 qofood ka koobnaa markii ay ...
Read More »La kulan – Gacma-laawaha Pakistaniga ah ee yahanka ku noqday kubadda Miiska + Sawirro.
MUQDISHO (HN) — Ikram waa 32 jir naafo ah, balse guulo badan kasoo hooyay cayaarta cayaarta miiska. Halka dadka caadiga ah ay gacmahooda adeegsadaan, isagu malahan labadiisa gacmood. Taas beddelkeeda madaxiisa ayaa u ah awoodda kaliya oo uu tartanka kaga qeybgalo. Wuxuu ku nool yahay miyiga gobalka Punjab ee dalka Pakistan. Wuxuuna ku dhashay gacmo la’aan. Hayeeshe, taasi kama horjoogsan ...
Read More »La kulan – Ninka Saaxiibka ah la ah Kalluunka ama Mallaayga.
MUQDISHO (HN) — Nin u dhashay dalka Fiitnaam ayaa caan ka noqday dalkiisa kaddib markii la ogaaday in maalin walba ay soo booqdaan malaay webiga. Xaqiidiina aad buu u daryeelaa. Guriga ninkan oo lagu magacaabo Muoi Phuc ee gobalka An Giang, wuxuu noqday barkulanka dalxiisayaasha iyo dadka deegaanka kuwaas oo ugu yimaada si ay u daawadaan kalluumada uu quudinayo. 52 ...
Read More »Waa kuma laacibka deeqsiga ah ee bulshadiisa ku celiya qeyb kamid ah dakhligiisa?!
MUQDISHO (HN) — Laacibka Senegal, Kalidou Koulibaly, goolkii guusha u dhaliyay xulkiisa kulankii Ecuador kaas oo dalkiisa uu kaga soo baxay is-aragga koowaad, wuxuu ogsoon yahay waxa ay ka dhigan tahay nolosha oo lala halgamo. Wuxuu ku dhashay Faransiiska. Wuxuuse aqoonsi buuxda ka heysta faqriga iyo gaajada ay la ildaran yihiin dadkiisa ku nool Senegal. Wuxuuna inta badan isku dayaa ...
Read More »
HimiloNetwork Han & Horseed