MUQDISHO (HN) — Arday u dhalatay Koofur Kuuriya ayaa dacwad ka gudbinaya macalimiintooda maadaama ay hakiyeen gebi ahaanba imtixaankii ay u fadhiyeen oo aan waqtigiisaba la gaarin ama muddadii loogu tala-galay kahor. Wuxuu ahaa imtixaan kama dambeys ah oo noloshooda kaalin weyn ka geli karay ama qaabeynayay masiirkooda dambe.
Imtixaannada aqbalaadda ee afka Kuuriya lagu yiraahdo Suneung waa kuwa adag oo waqti dheerna loo fadhiyo. Mana go’aamiyaan natiijooyinka lagu helo hadba iskuulka usoo baxay oo uu ardaygu aadayo. Waxay sidoo kale qaabeeyaan qofka shaqada uu heli doono mustaqbalka iyo nuuca xiriir nololeed oo uu lammaane la sameysan doono. La-yaabna malahan in ardaydan iyo waalidiintoodu ay dacwad adag ka gudbiyaan maamulka iyo macalimiinta.
Imtixaanka oo loo qabtay muddo 8 saacadood ah in loo fadhiyo – iyada oo laga reebayo xilliga nasiinada – waxay ardaydan ku doodeen in waqtigooda qeyb kamid ah oo ay u xisaabsanayeen inuu usii jiro wiishka lagu yeeriyay. Waxayna ka war heleen un iyada oo la leeyahay soo wareejiya waraaqaha.
Muqdisho (Himilonews) – Dhamaadka qarniga 21aad, Muslimiinta ayaa ka tira badnaan doona Kirishtaanka markii ugu horreysay taariikhda, marka loo eego warbixin ay soo saartay Xarunta Cilmi-baarista ee Pew. “Si kale oo loo maleeyaba, Kirishtaanka ayaa wax kudhow toddobo qarni ka tira badnaa Islaamka. Ugu danbeynse, Islaamka ayaa ku yimid booska…
MUQDISHO (HN) -- Duni tuhunka iyo dhayalsiga xaqiiqooyinka ay mararka qaar halis iyo sumcad-dil ku keeni karaan nolosha iyo sirooyinka ka dhaxeeya qoysaska ama laba wada dhashay, hidde-siduhu wuxuu noqonayaa midka ugu habboon iyo toobiyaha saxda ah ee lagu kala ogaan karo xaqiiqada. Waxaana uu u muuqda mid kamid ah…
Sydney (Himilonetwork) - Tima-jare ku nool dalka Australia ayaa aad uga niyad xun kaddib markii ay dacwad ka gudbisay haweeney sheegtay inuu bahdilay gabadhiisa maadaama uu ka diiday inuu timaha u jaro. Sam Rahim, oo ah aabe laba carruur ahi u joogaan, wuxuu xarun timaha lagu qurxiyo ku leeyahay xaafadda Hunters…
You must log in to post a comment.