crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> October | 2017 | HimiloNetwork | Page 4

Monthly Archives: October 2017

Kalluun halis geliyay nolosha kalluumayste.

England (Himilonetwork) – Kalluumayste ayaanay tiisu gelin kadib markii malaay uu dhuunta u galay kaas oo hunguriga cad xiray, marka loo eego booliska UK. 28-jirka ku nool Bournemouth kaas oo aan la heyb-sheegin, wuxuu la kalluumaysanayay saaxiibadiisa maalintii Khamiista. Kalluumaystaha ayaa qabtay kalluun yar wuxuuna – si uu ugu muujiyo saaxiibadiisa inuu qabtay – madaxa saartay malaayga. Durbadiiba, malaayga ayaa ...

Read More »

10 faa’iido oo laga helo cunista Tufaaxa.

Muqdisho (Himilonetwork) – Tufaaxu wuxuu kamid yahay qudaarta shacbiyadda leh – waana mid wax fiican. Waa qudaar ay ku cabaysan tahay faa’iidooyinka ay garbinayaan cilmi-baaris lagu ogaaday. Halkan waxaan idin kugu soo gudbinaynaa 10 faa’iido oo Tufaaxu leeyahay. Tufaaxa waxaa ku jira nafaqo dheeri ah. Tufaaxu wuxuu u wanaagsan yahay dhimista culeyska jirka. Wuxuu u wanaagsan yahay wadnaha – waxaa ...

Read More »

Shinbiro loo tababbarayo inay haash Sigaarka ka ururiyaan Jidadka.

Amsterdam (Himilonetwork) – Ka fal-celinta tirada badan ee sigaarrada lacabo ee Amsterdam, laba farsamayaqaan ayaa la yimid qorshe Tukaha loogu tababbarayo ururinta haashashka lagu tuuro jidadka. Warshad yaqaan, Ruben van der Vleuten iyo Bob Spikman asal ahaan waxay tix-galinayeen inay adeegsadaan robots si jidadka looga nadiifiyo haashashka sigaarka. Hayeeshe waxay la kulmeen tiro caqabado ah gaar ahaan isku xayirnaanta barnaamijyada ...

Read More »

Haween ku xayirmay garoon markii Wejigooda laga aqoonsan waayay sawirrada Dal-ku-galka.

Seoul (Himilonetwork) – Sawirrada saddexda gabdhood oo Shiinees ah ayaa la sheegayaa inay ku xayirmeen gegida duyuuradaha Koofur Kuuriya, waayo baasaboorradooda ayaan si sax ah uga ekeyn wejiyadooda kadib markii qaliin-qurxin ay isku sameeyeen. Kuuriya waxay caan ku tahay qalliimada quruxda kuwa ugu casrisan adduunka, marka la yaab malahan in haweenka dalalka kale ee Asiya ka socda sida Shiinaha iyo Japan ...

Read More »

UK – Danbiyada naceybka ee Muslimiinta ka dhanka ah oo kordhay.

London (Himilonetwork) – Danbiyada naceybka ee ka dhanka ah Muslimiintu wuxu sare u kacay sanadkan, sida lagu sheegay baaritaanka Press Association. “Weerarada ka dhanka ah tira-yarta diimaha UK waxay noqonayaan joogto,” Diane Abbott  ayaa u sheegtay Birmingham Mail. “Humuujka ka dhan ka ah Muslimiinta wuxuu noqday mid si guud loo dhaleeceeyey.” Marka loo eego warbixinta Press Association, booliska ayaa diiwaan-geliyay 110 danbiyo ...

Read More »

10 October – Maalinta Caalamiga ee Caafimaadka Dhimirka

Muqdisho (Himilonetwork) – Inta lagu jiro nolosha ka danbeysa qaangaarka, qeyb ballaaran oo waqtigeenna kamid ah waxaan ku bixinaa shaqada. Waaya’aragnimadeenna shaqada waa mid kamid ah siyaalaha go’aamiya badqabkeenna. Shaqaalaha iyo maareeyaasha waxay ku noqoneysaa lama huraan hubsashada badqabka sixo iyo wacnaanta howlgalka ee xubnaha kala shaqeeya goobaha shaqada si kor loogu dhigo wax soo saarka. Deegaan shaqadiisu taban tahay, ...

Read More »

Maxaa ka taqaan Xuduudaha ugu Qatarta badan Caalamka?!

Muqdisho (Himilonetwork) – In aad ogaato waxaa kaa xiga in aad aqriso —  sideedda xudduud ee caalamka ugu qatarta badan iyo sababta. al-Jeeriya iyo Marooko – xuduudda u dhaxeysa waddanka al-Jeeriya iyo Marooko ayaa ah xaduudda ugu qatarta badan caalamka. Sanadkii 1963-kii, waxaa ka dhacay xuduudan dagaal loo bixiyay “Xarbul Rimaal. Sidoo kale, sanadkii 1994-kii, ayaa laga dhisay gidaar labada waddan kala bara. ...

Read More »

Axmed Johari – Geyfane u heelan Liibaanta Qoysaskeenna.

Muqdisho (Himilonetwork) – Su’aalaha doorka ah ee ilaa iyo maanta doodaha u furan waxaa ku jira haddii dareenku yahay bilowga guurka ama guurku uu yahay bilowga dareenka, hayeeshe Axmed Johari oo isaga iyo afadiisa hoggaamiya dhaq-dhaqaaq da’yarta loogu diyaarinayo sida nolosha guurka loogu guuleysto ayaa qaba in guurku yahay meesha lagu xaqiijiyo dareenka jaceylka iyo xiriirka labada lamaane ka dhex ...

Read More »

Warbixin – Sida ay tahay shaqada Shirkadda Nadaafadda ECO.

Muqdisho (Himilonetwork) – Kahor inta aysan magaalada imaan shirkadaha nadaafadda, Axmed Sh Cusman Maxamed iyo Abdi Maxamed Goobaale waxay nolol maalmeedkoodu ku maarayn jireen xoogsiga iyo dhagax-jabiska. Hadda waxay katirsan yihiin shaqaalaha shirkadda nadaafadda iyo bilicda ee ECO. ECO waa mid kamid dhowr shirkadood oo howlaha nadaafadda ka shaqeeya kuwaas oo lixdii sano ee lasoo dhaafay si maalinle ah uga ...

Read More »

Hambalyo Ardayda Gaalkacyo – Waan idin la qaadnay Farriintiinna Nabadda.

Muqdisho (Himilonetwork) – Inta bulshada Soomaalidu tiqiin sida loo dagaallamo, waxaa kale oo ay tiqiin sida ba’an oo aan looga mahdin balada uu reebo. Sidaas awgeed, mayara inta maahmaah, murti ama sheeko oo laga yiri waxa ku baxay dirir la isku fara-saaray. Mana ahayn qof kasta inuu jeclaa dagaal bilowgiis. Maadaama ninna uusan caano kusoo cabi doonin is fara-saarka, inta ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!