crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> September | 2017 | HimiloNetwork | Page 6

Monthly Archives: September 2017

Marka Dowladdeennu aysan Musuqmaasuq lahayn!

Muqdisho (Himilonews) – Ficillada ragaadiga ah ee dib ula hara umadaha musuqu u yahay qeyb kamid ah nolol maalmeedkooda, waa caadiyan inta aad ku arki karto maamul kasta oo ka dhismay dalka taniyo madax-bannaanida. Heerka laga kala joogo ku dhaqankiisa unbaa kala sarreysa, hayeeshe taariikda musuqmaasuqa waa mid lasoo hana-qaaday bilowgii dowladnimadeenna. Sidaas darteed, dib markaad u tiriso waxa musuqu ...

Read More »

Laba haween si yaab leh isugu dayay inay ku dhacaan bangi.

Pennsylvania (Himilonews) – Laba dumar oo ku labisan dharka haweenka ku xiran kaniisadaha ayaa isku dayay inay dhacaan bangi kahor inta aysan baxsan, marka loo eego booliska Pennsylvania. Booliska Pocono Township ayaa sheegay inay ku raad-joogaan labadan haween kuwaas oo aan la garan heybtooda, kadib markii ay soo galeen bangiga kuna qabteen qoryo ilaalada si lacagta caddaanka ah ee taalla ...

Read More »

Haweeney uur leh oo ku goodisay inay iska soo xaaqayso cunugeeda haddii aysan helin barteeda Twitter-ka u helin 4,000 likes.

Florida (Himilonetwork) – Dad badan ayaa la argagaxay aragtida haweeney xaamilo ah oo ku goodinaysa inay iska soo ridayso ilmaha uurkeeda ku jira haddii aysan helin like badan. Haweeneyda reer Florida oo isugu yeerta Saipanting barteeda Twitter-ka, ayaa sheegtay inay leedahay uur afar bilood ah. Maalintii Arbacada, waxay iska qaaday sawir ‘selfie’ ay ku muujinayso uurkeeda. Waxay xinayd dhagadhago macatab u sameysan ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!