Monthly Archives: September, 2017

Culimada Muslimiinta Shiinaha oo loo xirayo diinta ay faafinayaan awgeed.

Beijing (Himilonetwork) - Cadaadiskii ugu danbeeyey ee ka dhanka ah Muslimiinta tirada yar, dowladda Shiinaha waxay xirtay xubno kamid ah Muslimiinta Hui ee tira-yarta...

Singapore oo dooratay Muslimaddii ugu horreysay oo Muxajabad ah.

Singapore (Himilonetwork) - Afhayeenkii hore ee barlamaanka Singapore,  Halimah Yacob ayaa lagu wadaa inay noqoto haweeneydii Malay ee ugu horreysay ee madax-weyne ka noqota dalkaas...

La kulan – Nin 4,000 Shinbiro ah quudiya maalin kasta.

Delhi (Himilonetwork) - 64-jirka lagu magacaabo Sekar wuxuu ku qaatay in loogu yeero ‘Shinbiroolaha Chennai’ deeqdiisa haqab-tiraysa kumaankunka shinbiraha parakeets-ka la yiraahdo. Maalin kasta...

Dib u howl-gelinta xarumaha danta guud sidee bay qeyb uga qaadan karaan isku xirka bulshada?!

Muqdisho (Himilonetwork) - Helidda adeegyada dowladda iyo u sinnaanta xarumaha aan gaarka loo lahayn ee dowliga ah oo inta badan lagu dhisay iskaashi dadweyne...

Imamka al-Azhar oo dunida ugu yeeray inay garab istaagaan Muslimiinta Rohingya.

Muqdisho - Sheikh Ahmed el-Tayeb, imaamka ugu weyn ee Al-Azhar - ahna wadaadka ugu weyn Muslimiinta ayaa  si kulul u dhaleeceeyey dhibaatada Muslimiinta Rohingya ay ku...

Haweeney gaarigeeda iskaga wax-yeeleysay sigaar ay cabaysay oo ku gubtay.

Muqdisho - Haweeney ayaa la yaab gelisay dad badan markii la sheegay in sigaar ay cabaysay uu qarax ka dhex dhaliyay gaarigeeda, marka loo...

Gabar dhaawacday wiil oo si yaab leh looga dhaafay danbigeeda.

Muqdisho - Boolis ayaa ku dhawaaqay inaysan abaal-marin doonin gabar lagu heysto inay qeyb ka aheyd toorreynta wiil la dhigta iskuulka - waayo waxaa...

80-jir leh timo dherer la’eg 3 mitir.

Muqdisho - 22 sano kahor, Trinh Thi Nghien oo 81-jir ah waxay bilowday inay sii dayso koritaanka timaheeda. Tani iyo markaasna, maysan joogsanin. Muuqaalka laga soo...

Maxaad ka og tahay dhibaatada Bacdu ku leedahay nolosha iyo deegaanka?

Muqdisho (Himilonews) - Waxaad maalin kasta ku ridataa adeegga iyo alaabada aad sidato. Waxaad jidadka ku aragtaa in kale oo baco ah oo dabeyluhu...

Turkiga oo Bangladesh ugu yeeray inay dejiso qaxootiga Rohingya.

Ankara (Himilonews) - Wasiirka arrimaha dibadda Turkiga,  Mevlüt Çavuşoğlu ayaa ugu yeeray xukuumadda dalka Bangladesh inay albaabada u furto Muslimiinta Rohingya ee kasoo baxsanaya qalalaasaha ka...

Most Read