Monthly Archives: September, 2017

Nin 145 Shahaado Jaamacadeed ah ku hantay muddo 30 sano ah.

Delhi (Himilonetwork)  - Professor VN Parthiban, oo wax ka dhiga magaalada Chennai ee dalka Hindiya wuxuu qaatay 145 degree jaamacadeed ah 30-kii sano ee lasoo...

Aadaankii ugu horreeyey oo laga maqlay Qasriga Alhambra ee dalka Spain.

Madrid (Himilonetwork) - Muuqaal fiidiyow ah oo muujinaya Aadaankii ugu horreeyey ee laga maqlo qasriga Alhambra Palace ayaa ku baahay baraha bulshada. Dhawaqan wuxuu yeeray...

Thailand – Nin guursaday 120 xaasas

Bangkok (Himilonetwork) - Godadlenimada waa sharci-darro gudaha dalka Thailand, hayeeshe taasi kama joogsan Casanova inuu 120 xaasas guursaday, dhalayna 28 carruur. Waxa qeyrul-caadiga ah...

Lakulan – Haweeney aan Raashiin cunin muddo 60 sano.

New Delhi (Himilonetwork) - Saraswati Bai, oo 75-jir oo Hindiya ku nool waxay sheegataa inaysan cunin cunno – bariis iyo wax kale oo engegan...

Lakulan – Ninka badbaadiyay nolosha 700 Eeyo ah.

Beijing (Himilonetwork) - Zhou Yusong waxaa looga yaqaan ‘Ilaaliyaha Eeyaha’ magaaladiisa Zhengzhou, gobalka Henan ee dalka Shiinaha. Qalbi-nuglahan wuxuu 8 sano oo cimrigiisa kamid...

Bisadda ugu seynta dheer bisad-weynta caalamka.

Muqdisho (Himilonetwork) - Bisadda Cygnus Regulus Powers waxaa dhawaan loogu asteeyey buugga Guinness Records inay tahay midda ugu seynta dheer bisad-weynaha caalamka. Dhererka rasmiga ah ee 44.66...

Haweeneyda ugu baararka dheer adduunka.

Muqdisho (Himilonetwork)  - In la yiraahdo You Jianxia waxay leedahay baarar dheerdheer kuma eka qiimayntii loo baahnaa. Celceliska baararku waxay dheeraan karaan 0.8 iyo 1.2 cm...

Ban-dhigga Buugaagta oo maalintii 2aad socda.

Muqdisho (Himilonetwork) - Maalintii labaad waxaa Muqdisho ka socda ban-dhiga buugaagta ee Mogadishu Book Fair kaas oo maalintii shalay ahaa soo bilowday. Sida caadadu ahayd,...

Gidaarkii wada cunid la’aanta oo dumay waddanka Hindiya.

Muqdisho (Himilonetwork) - Haweenka wadanka Hindiya oo markii ugu horreysay Qoyskooda si wada-jir ah wax ula cunaya Cuntada ayaa si wadajir ah loo keenay miiska...

Ban-dhigga Buugaagta ee Muqdisho oo sanadkii 3aad furmaya.

Muqdisho (Himilonetwork) - Sanadkii saddexaad oo xiriir ah waxaa Muqdisho lagu qabtay ban-dhigga buugaagta ee Mogadishu Book Fair kaas oo lagu qabtay Hotelka Royal...

Most Read