Muqdisho (Himilonews) – Aqoonyahankii Yuhuudi Maraykanka ahaa ee Albert Einstein ayaa yiri; “Gebi-dhacleyntu waa ku celcelinta sameynta hal shey mar iyo marar adiga oo filanaya inaad toos u tiigsato natiijada ugu fiican. Maamulka dowladeed ee aan lagu hagin dheelli-tir iyo turxaan-bixin mar iyo marar waxay iyaduna noqon kartaa jah-wareerka diida is-raaca iyo midnimada bulshada la maamulayo. Taas waxay kuusoo baxaysaa ...
Read More »Monthly Archives: February 2017
Hooyo inanteeda ku dartay nin 40-jir ah si uu daryeel u siiyo geerideeda kadib
Harare (Himilonews) – Hooyo ayaa gabadheeda u guurisay nin 40-jir ah khiyaar la’aanteeda. Hooyada 44-jirta ah ee u dhalatay Zimbabwe waxaa lagu xukumay shan bilood oo xarig ah markii ay gabadheeda u guurisay nin 40-jir ah. Hooyada oo aan la heyb-sheegin si looga hortago in la ogaado badqabka inanteeda ayaa sheegatay inay gabdhadeeda u guurisay nin ka da’weyn si ay u ...
Read More »Marka uu abaalku gaagaxo!
Abuja (Himilonews) – Haweeney ayaa dhumisay jaceylka nolosheeda iyo shaqadeedii fiicneyd kadib markii ay eersatay samafal ay sameysay. Chinedu Chukwu, oo u dhalatay Nigeria, ayaa ku sugneyd beerta xanaanada duur-joogta oo ku taalla Abuja markii ay kula kulantay 45-jir lagu magacaabo Raphael Emmanson. Emmanson ayaa Chukwe la wadaagay sheeko tiiraanyo leh oo ku saabsan sida uu kaga yimid Okigwe si uu u ...
Read More »Turkiga: Magaalo dhan oo caafimaadka ka shaqaynaysa!
Ankara (Himilonews) – Bal aan soo qaato Turkiya iyo waxa ka dhex socda goosgooskan aan idin kula wadaagayo in caalamka Islaamku mar labaad lawareegi doono horumarinta dunida. Waxa aan maqli jirnay cisbitaal ayaa la furay hayeeshe ma maqashay Magaalo dhan oo cisbitaal ah ayaa la furaya? Gobolka Maarisiin ee koonfurta Turkiya waxa dhawaan laga furay Magaalo dhan oo loogu adeegi ...
Read More »Haweeney sankeeda laga soo saaray Baranbaro nool
Mumbai (Himilonews) – Haweeney ayaa loola cararay isbitaalka kadib markii Baranbaro ay ku gurguuratay sankeeda xilli ay ku hurdeysay sariirteeda, marka loo eego dhaqaatiirta dalka Hindiya. 42-jirta lagu magacaabo Selvi oo ku nool Injambakkam ayaa sheegtay inay dareentay wax ku dhex gurguuranaya gudaha sankeeda saqda dhexe ee habeen barka. Waxay iska marmartay ama xogxogday sanka kadibna iskaga laabatay hurdadeeda. Markii ay waabariisatay, ...
Read More »Hooyo diiday inay nuujiso cunugteeda oo ku dhalatay muuqaal ay ka naxday
Delhi (Himilonews) – Hooyo ayaa waxaa ku dhacay cudur ku dhasha niyad-jabka lama filaanka ah kadib markii ay dhashay cunug xubnihiisu kala dhiman yihiin. 25-jirta lagu magacaabo Priyanka Kumari oo u dhalatay dalka Hindiya waxay sida caadadeeda ah taniyo dhalmadeeda dharabta ku heysataa cunugeeda ay kula jirto isbitaalka, hayeeshe waxay diidan tahay inay naas-nuujiso. Kumari waxay sheegtay in cunugeeda oo aan ...
Read More »Cudurka Kansarka iyo jiritaankiisa gudaha Soomaaliya
Muqdisho (Himilonews) – Kansarku waa mid kamid ah sababaha dhimashada Insaanka ee qarniga 21aad, marka loo eego hey’adda caafimaadka adduunka ee WHO. Waana saddaxda cudur ee dhimashada ku keena da’yarta ka hooseysa qaan-gaarka, marka loo eego mareegta Dosomething. In ku dhow 70%, u dhimashada cudurka Kansarka waxay aalaaba ku badan tahay dalalka soo koraya iyo kuwa saboolka ah. Loo yaqaan Kaankaro, ...
Read More »Fikradaha ay hooyooyinku ka heystaan caadada gudniinka Fircooniga
Muqdisho (Himilonews) – Gudniinka Fircoonigu wuxuu kamid noqday caadooyinka soo jireenka ah ee ragaadiyay nolosha jiilal gabdho ah taniyo gu’yaal badan. In-kasta oo aan la aqoon goortii u gudista gabdhaha qaabka Fircooniga uu soo if-baxay, hadana dhowr qarni kadib aragti laga qabo caada-dhaqameedkani ma ahan mid u weyn sidii hore. Mahad waxay u celin karaan fahamka baahaya ee ku aadan ...
Read More »Shaqaale banki oo adduun lacageed si kama’ ah ugu riday gudaafadda qashinka
Muqdisho – Shaqaale banki ayaa argagaxay kadib markii lacag kaash ah ay ku dareen qashinka – balse qarwaaqsaday gafkooda xilli gaariga lagu daabulo qashinka uu meesha ka dhaqaaqay. Maamulka bangiga ayaa sheegay in falkani uu soo shaac baxay maalintii Khamiista. Shaqaalaha ayaa si shil ah waxay lacagta oo dhan 50,000 oo Euro ah – una dhiganta $54,000 – ugu dareen ...
Read More »Marka uu macalinku sababsado geerida ardaygiisa
Nairobi (Himilonews) – Gabar yar ayaa ku dhimatay sababta macalimaddeeda aan dhimirsiga lahayn iyo wax-ma-garato ku fasal ahaa gudaha Kenya. Joy Wangari, oo 10-sano jir ah, waxaa la garaacay ilaa dhimashadeeda kadib markii baraheeda ay amartay in ardaydu dhangadeeyaan waayo waxay aqrin weysay casharka fasalka. Macalimadda ayaa iskaga carartay goobta kadib maqalka geerida inanta yar. Wangari ayaa ahayd ardayad dhigata Mukandamia ...
Read More »