crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> November | 2015 | HimiloNetwork | Page 5

Monthly Archives: November 2015

Daadad saameeyey Soomaali badan

Muqdisho – Ku dhawaad 90,000 oo Soomaali ah ayaa waxaa saameeyey daadad ka dhacay gobollada qaar ee dalka. Tira taas kamid ah oo ku dhow 42,000 ayaa ka barakacay guryahooda marka loo eego warbixinta ay soo saartay UNOCHA. Sanadkan roobabkii da’ay ayaa ka sara-maray heerkii caadiga ahaa ee awal ka di’i jiray dhinaca koofureed ee dalka. Fatahaadaha awgood, badi waxay ...

Read More »

Ma dhamaado Caashaqu!!

Xeebta Jaceylka, Soomaaliya – Maalin ayaa waxaa is jeclaaday wiil iyo gabar dhalin yaro ah. Wiilku wuxuu kasoo jeeday qoys sabool ah. Marka gabadha waalidkeeda aad uguma faraxsaneyn. Sidaas darteed, wuxuu isku dayay inuu dhaqan wanaag iyo hannaan wacan kula fal-galo gabadha iyo waalidkeeda. Jeer waxaa timid ugu danbeyn ay si mid ah waalidku u jeclaadaan wiilka. Waayo waxay arkeen ...

Read More »

Waji walba wuxuu tebiyaa sheekadiisa

-Waji walba wuxuu tebiyaa sheeko- Muqdisho – Jacqueline Saburido waxay qaadaneysay fasax jaamacadeed markii ay timid Maraykanka si ay u barato Ingiriiska. Waxay ku sugneyd gobolka Texas wax ka yar bil markii burbur ku dhacay uu nolosheeda gebi ahaanba wada rogay. Darawalka cabsanaa kaas oo ku dhuftay gaariga wuxuu xabsiga ku qaatay toddobo sano. Iyadu waxay heshay nolol. -Qoob-ka-ciyaarto, Dabaalato, ...

Read More »

Nadaafad-darrida Xareed

Hawl-wadaag, Muqdisho – Nimcada roobku waa mid kamid ah sareedooyinka Ilaahay ugu deeqo makhluuqaadkiisa. Hayeeshe, marka nimcada roobku ay isku badasho nabar lagu rafaado, waxaad soo xasuusataa Xareed oo ah kobta ugu ballaaran ee lagu iibiyo buugaagta ugu badan gudaha magaalada Muqdisho. Is-haleelka tiixa roobka iyo tabaabul la’aanta waa casharka laga barto sida waqal da’ay—halkii laga sugayay in lagu diirsado—ay ...

Read More »

Gaalkacyo; guri gobannimo

Gaalkacyo, Mudug (Himilonews) – Sheekooyin dhowr ah ayaan ka heystay gobolka Mudug oo aan waligay dhaayaha kusoo arkin. Dharaaro kahor intaan u kicitimin Gaalkacyo, dhagahayga waxaa ka batay jiraalka qadka cagaaran oo magaalada u kala dhanbala laba qeybood. Maalintaydii koobaad ee Gaalkacyo, sarkaal ka tirsan waaxda gegida diyaaradaha ayaa i dareensiiyay in magaaladu ay kala maamulan tahay. Waxay tani igu ...

Read More »

Siduu Islaamku ugu faafay Hindiya?!

Muqdisho (Himilonews) – Maanta, dhulkii la oran jiray bar-qaareedka Aasiya ee Hindiya, Pakistan iyo Bangladesh, waxaa ku nool wax ka badan 500 oo malyuun oo Muslimiin ah—taas oo ka dhigan mid kamid ah goobaha ugu badan ee Muslimiinta dunida kaga nool yihiin. Taniyo soo galistii Islaamka dalka Hindiya, wuxuu door muuqda ku yeeshay deegaanka iyo dadkiisa. Eegga, aragtiyo dhowr ah ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!