Jeddah (Himilonetwork) – Sawir-qaadayaal dhowr ah ayaa awooday inay keydiyaan sawirrada safarkii noloshii hore ee Boqor Abdulaziz Al Saud, oo ahaa helaha Boqortooyonimada Sucuudi Carabiya.
Sawirada ay qaadeen ayaa laga fahmi karaa noloshii hore ee dhismaha dalnimada Sucuudiga oo berigaas dhidibada loo taagay.
Maktabadda Boqor Abdulaziz waxaa ku keydsan dhowr sawiro oo caadyaal u ah halgankii lagu dhisay Boqortooyada iyo heerarkii kala duwanaa oo ay soo martay.
Qeyb kamid ah muuqaallada waxaa laga dhex arkayaa Boqorka oo la kulmaya madax kala duwan, qorayaal caan ah, safiirro iyo shaqsiyaad saameyn ku leh nolosha Dunida Carabta iyo Bariga Dhexe.
You must log in to post a comment.