MUQDISHO (HN) — 7 maalmoodkii kaddib qof walba wuxuu u baahan yahay inuu jirkiisa wada gaarsiiyo biyo – waana waxa ay ka dhigan tahay in qofku uu qubeysto. Taas waa mid Islaamku uu meel sare dhigay. Waxaana Muslimiinta loogu yeeray inaysan soo xaadirin baanisada Jimcaha iyaga oo aan soo qubeysanin.
Laakiin, dunida kale, waxaa ka jira dhaqan ah qubeys naceybka ama si kale dadka dhaqan ahaan iyo diin ahaanba u diida inay jirkooda taabsiiyaan biyo. Mid kamid ah sheekooyinkaas waa qisada 62 jir ku nool gobalka Bihar ee dalka Hindiya kaas oo aan jirkiisa marin wax biyo ah muddo 22 sanno ah.
Halkan hoose haddaba ka daawo.
Related

MUQDISHO (HN) -- 62 jir ku nool gobalka Bihar, dalka Hindiya ayaa qabsaday hadalheynta dadweynaha kadib markii la ogaaday inaanu qubeysanin muddo ka badan 22 sannadood. Dharamdev Ram, wuxuu caan ka yahay xaafaddiisa Baikunthpur. Qof kastana wuu og yahay inaanu gu'yaal badan qubeysan jirin laakiin cidna kuma colaadin kumana ceebeynin…
In "Wararka"

MUQDISHO (HN) -- Saxaafadda Shiinaha ayaa tebinaysa sheekada wiil 11 jir ah oo safar 130 km baaskiil uga soo baxay magaaladii uu joogay muddo 24 saacadood ah si uu ugu yimaado ayeeyadiis oo degan degaan kale. Wiilkan oo ku nool Hangzhou, gobalka Zhejiang wuxuu kusoo dhacay baaskiilkiisa si uu u…
In "Wararka"

MUQDISHO (HN) -- 34 jir isaga oo yar laga iibsaday qoys aan ilmo dhalin oo ku nool 1,000 fogaan u jirta degmadii uu ku dhashay ayaa dib ula midoobaya labadiisa waalid kuwaas oo aan marnaba ka quusan raadintiisa. Mao Yin wuxuu jiray laba sanno markii qafaashe uu bishii October 17, 1988…
In "Wararka"
You must log in to post a comment.