crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Daawo – Ninka sida Daanyeerka u socda. | HimiloNetwork

Daawo – Ninka sida Daanyeerka u socda.

MUQDISHO (HN) — Qaar badan oo dadka kamid ah ayaa jecel daawashada iyo xanaaneynta xayawaanada siiba daanyeerka, laakiin waa dhif in la helo qof sida daanyeerka inuu u socdo jecel marka laga reebo 50 jir Shiinees ah oo 30kii sanno ee lasoo dhaafay caadeystay inuu qaab socodka Daanyeerka iska yeelo.

Sida Daanyeerka ayuu u socdaa hadiyo jeer.
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!