Daawo – Biya-dhaca ugu dheer Adduunka ee gacan-ku-sameyska ah.
						
		
	Posted by:  Himilo 
	
	in  Muuqaallada
	
		
	 July 29, 2018	
	
633 Views 
	
				
					
					Muqdisho (Himilonetwork) – Waxaa jira biyo-dhacyo dhowr ah oo dabiici iyo gacan-ku-sameysba ah kuwaas oo dunida ku kala yaalla.
Haddaba, biya-dhaca ugu dheer adduunka ee gacan-ku-sameyska ah wuxuu ku yaalla dalka Shiinaha. Waxaana lagu magacaaba Liebian Waterfall.
Halkan haddaba ka daawo muuqaallo laga soo duubay.
	
Related
										
					
									 
								2018-07-29
								
								
				 				
			 
		
You must log in to post a comment.