ROME (HN) — Saxaafadda Talyaaniga ayaa tebinaysa sheekada laba maxbuus oo ku xirnaa jeelka Rebibbia kuwaas oo – kahor inta aanay ka baxsan xabsiga – ku dhaafay warqad ay ku muujinayaan sababta ay u baxsanayaan. Waxay sidoo kale balanqaadeen inay kusoo laaban doonaan laba toddobaad kaddib. Labada maxbuus oo la kala yiraahdo Davad Zukanovic, 40 iyo Lil Ahmetovic, 46, ayaa halgan adag ...
Read More »Wararka
Sheekada Qoyskii – 30 sanno kaddib – dib ula midoobay Wiilkooda.
MUQDISHO (HN) –– 34 jir isaga oo yar laga iibsaday qoys aan ilmo dhalin oo ku nool 1,000 fogaan u jirta degmadii uu ku dhashay ayaa dib ula midoobaya labadiisa waalid kuwaas oo aan marnaba ka quusan raadintiisa. Mao Yin wuxuu jiray laba sanno markii qafaashe uu bishii October 17, 1988 si aan la fahmi karin uga xaday waalidkii dhalay. Isaga ...
Read More »Waalid – Halis kasoo gaartay Ubadkooda awgeed – Dacwo ka ah Shirkad sameysa Fidiyow-gameka!
BEIJING (HN) — Qoys Shiinaha ku nool ayaa dacwad ka gudbinaya shirkad sameysa muqaallada game-ka ay carruurtooda ku ciyaaraan kaddib markii laba carruur ah oo ay dhaleen ku sigteen inay u dhintaan fal ku dayasho ah oo ay ka arkeen game-ka. Ilmahan ayaa isku dayay inay dhismo weyn uga dul boodaan dhismo kale – tallaab u muuqata inay kaga dayanayeen ...
Read More »Gabar – si ay uga aargudato Saaxiibkeed – kun kiilo oo Basal ah usoo dhiibtay!
BEIJING (HN) — Warbaahinta Shiinaha ayaa tebinaysa sheekada gabar qalbi-jabkii ay ka qaaday qiyaanada saaxiibkeed ku dhaqaaqday fal aargudasho kii ugu la yaab badnaa. Haweeneyda oo la yiraahdo Miss Zhao, oo ku nool Zibo waxay hadyad ahaan guriga saaxiibkeed ugu soo dirtay kun kiilo oo basal guduud ah — iyada oo ku tiri ‘ku ilmeey jarjaristeeda.’ Tani aya daba socda ...
Read More »Dhoolla-caddeyntu waa Daawo Qiimo Jaban.
MUQDISHO (HN) — Seyniska ayaa maanta daah rogay xaqiiq uu Islaamku 14 qarni kahor dhaqan ahaan ugu booriyay Muslimiinta. Dhoolla-caddeyta ama muusoodka waxay daawo caafimaad u leedahay nolosha qofka. Waxayna furfuraysaa unugyada ay qanjiradu ku taagan yihiin. Haddiise aysan taasi kugu filneyn, waxaa kale oo la ogadaay inay sirta cimri dheerida qofka ay qeyb ka tahay. Jabir bin Abdillah ayaa ...
Read More »La kulan: Halyaygii Bulshadiisa ku beeray Jaceylka nadaafadda iyo bilicda!
MUQDISHO (HN) — Kaddib halgan adag oo uu ku bixiyay sidii uu bulshadiisa ugu baraarujin lahaa ol’olaha nadaafadda iyo bilicda degaanka, hadda wuxuu helay wadiiqo u sahleysa inuu dareenkooda ku hantiyo. Rudi Hartono, oo Induniisiyan ah waa mulkiile goob cunnada fudud lagu iibiyo ku leh koofurta Sulawesi, wuxuuna muddo badan dadaal ugu jiray in dadku mas’uuliyad iska saaraan daryeelka magaalada ...
Read More »Japan oo heshay hab ay Diidiimadu kaga gudbi karaan dhabbayaasha tareennada.
TOKYO (HN) — Dadka reer Japan ayaa iskaga imaanaya inay xal u helaan dhimashada Dii-diinka oo marwalba oo ay doonayaan inay gudbaan dhabba-bireedyada tareenka ay ku dhintaan. Waxaana jira dhowr kiisas oo diin badan ay ugu wax-yeeloobeen marista waddooyinka tareenka. Hadda waxaa jira dadaal ay horbaadayaan Waaxda West Japan Railway Co kaas oo looga golleeyahay in la yareeyo shilalka ay ...
Read More »Jaceylkii Dhaxal-galay ee Macalin iyo Ardaygiisa dhex maray!
MUQDISHO (HN) — Tani waa sheekada laba lammaane oo sannadkii 2018-ka aad uga soo shaac baxday dalka Induniisiya. Waxayna dhex martay laba qof oo da’da iyo darajadaba kala fog. Waa macalin iyo ardaygiisa. Waxay kala jireen 34 jir iyo 20 jir goortii ay go’aansadeen inay nolosha ku midoobaan sannadkii 2018-ka. Laakiin qisadooda waxaa dib loogu celiyaa sannadkii 2011 markii gabar ...
Read More »Daawo sawirrada — Aabe xal u helay inuu Wiilkiisa guriga ka bixin!
MANILA (HN) — Aabe Filibeebees ah oo u caalwaayay inuu wiilkiisa guriga ku ilaaliyo inta lagu jiro bandowga looga hortagayo faafista cudurka Corona ayaa la yimid tallaab cajiib leh. Wuxuu – sida qof bidaar leh – ka xiiray qeybta dhexe ee timaha madaxa. Isaga oo labada dhinac ee madaxana timahooda u dhaafay. Waxaana wiilku u ekaaday qof bidaar leh. Toddobaadkii ...
Read More »Hal Sawir oo laga qaaday ayaa Noloshiisa oo dhan bedeshay!
ISLAM ABAD (HN) — Sannadkii 2016-ka, Arshad Khan wuxuu ahaa shaahle ‘Chaiwala’ waddooyinka caasimadda Pakistan ku iibiya shaaha, laakiin maalintiisii ayaa timid isaga oo shaqadiisa caadiga ah iskaga jira. Sawir-qaade goobta marayay ayaa sawiraddii uu goobta ka qaadayay waxaa ka qeyb noqday sawirka Arshad. Qoyskiisu waxay ku dhawaad 30 sanno ka ganacsan jireen iibinta shaaha. Hayeeshe, sawir-qaade Javeria Ali ayaa ...
Read More »