crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Dhoolla-caddeyntu waa Daawo Qiimo Jaban. | HimiloNetwork

Dhoolla-caddeyntu waa Daawo Qiimo Jaban.

MUQDISHO (HN) — Seyniska ayaa maanta daah rogay xaqiiq uu Islaamku 14 qarni kahor dhaqan ahaan ugu booriyay Muslimiinta.

Dhoolla-caddeyta ama muusoodka waxay daawo caafimaad u leedahay nolosha qofka. Waxayna furfuraysaa unugyada ay qanjiradu ku taagan yihiin. Haddiise aysan taasi kugu filneyn, waxaa kale oo la ogadaay inay sirta cimri dheerida qofka ay qeyb ka tahay.

Jabir bin Abdillah ayaa laga weriyay inuu yiri: “Way ii dhiman tahay Suubanaha NNKH oo aan arko oo isoo eegaya ilaa wuxuu ahaa mid ii dhoolla-caddeeya.

Hooyadeen Caaisha Alle raalli haka noqdee, waxay Suubanaha ka werisay inuu yiri: “Walaalkaa oo aad u dhoolla-caddeyso waa sadaqo aad abaal Ilaahay agtiisa uga heleyso.”

Halkan haddaba ka daawo toban siyaalood oo qofka dhoolla caddeeya uu faa’iidadeeda ku heli karo.

error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!