Qeybtii ugu danbeysay ee saddexaad; Muqdisho (Himilonews) – Caruurta reer Kashmiir waxay ku koreen daawashada xabaalo-wadareedyada lagula kaco dadkooda. Marka qof la xabaalaba, bulshadu qalbigay ku qabtaan mahadhadiisa. Taariikh werintu waa hubka ugu weyn ee ay dadka reer Kashmiir kaga hor tagaan qarqarsiga qur-goynta ah ee dowlada Hindiya. Xittaa ku-hoos-noolnimada gumeysiga Hindiya, sheekooyinka dad dhintay lama aamusin karo. Qoysaska dadka ...
Read More »Wararka
Sheekada ku dahsoon Kashmiir !!
Qeybtii labaad; Muqdisho (Himilonews) – Waxaa jira faallooyin badan oo marag-dhiga sida isu-kalsoonida iyo xiriirka u dhaxeeya Delhi iyo Srinagar uu u gebi-dhacleeyey. Guntuna ay noqotay in kadmo-damaceed xornimo doonis ah uu Kashmiir ka beekhaamo taas oo dastuurka Hindiya uu ku libdhiyay qodobka 370-aad. Inkasta oo badi xuquuqda reer Kashmiir la xabaalay, dhul ilaalinta dooxada dhexdeeda wali waa la kormeeraa ...
Read More »Maalmo-mugdiyeedka Mandheera!!
Muqdisho (Himilonews) – Cabsi ayaa isku qafishay gidaarada wadnaha uu qofka kasta ku shaqeeyo. Dabley hubeysan ayaa toddobaad kahor soo gashay tuulo qiyaastii 30—km dhanka koofur kaga beegan magaalada Mandheera; iyaga oo la baxay horfiiqii tuulada iyo ku-xigeenkiisa. Si foolxun oo madal-ku-joog ah ayay nafta u seejiyeen horfiiqii tuulada oo dadku ugu yeeri jireen Chief—iyaga oo dadka faray inaysan ka ...
Read More »